Daawo: Cilmi Baare Sare Oo Booqadey Jaamacadda Koonfurta Soomaaliya Ee Baydhabo

0
223

Baydhabo(INO)-Waxa Maanta  Jaamacadda  Koonfurta Soomaaliya Ee Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay,  booqday Cilmi baare Maxamed Sheekh Saciid Oo  ka tirsan Hay’adda SSF (Somali stabilization fund) kaasoo cilmi baaristiisa ay ku qotonto dhaqanka soomaalida iyo xiriirka ka dhexeeya xalinta khilaafaadka asagoo la kulmay Hormuudka Jaamacadda  Proff. Maxamed Cabdi Kalaay iyo bareyaal kale kuwaasoo isla falanqeeyey sida ugu haboon ee xalinta khilaafaadka iyo dhaqanka suuban ee Soomaaliyeed laysu waafajin lahaa. USS -U Cilmi Baare Maxamed Sheekh Saciid  ayaa  booqday kulayadaha kala duwan ee Jaamacadda Koonfur Soomaaliya waxaana aad u soo jiitay Library-ga jaamacadda USS oo yaalaan in ka badan 5000 kutub. Jaamacadda USS ee magaalada Baydhabo ee xaruta Gobolka Bay, ayaa waxay  kaalin weyn ka qaadaneysa, Wacyigalinta Bulshadda, iyadoona  Maalin Dhoweyd  Qabatey, Kulun Looga hadlaayey, Ahmiyadda Nabadda iyo Xilinta Khilaafka. Ugu Dameynti Maalinta Berito ayaa, Waxay Jaamaccadda USS ee Baydhabo  qorsheyneysa, in ay qabato, Maalinta Dhirta isla markaana waxay Dhir Badan Ay beereysa Gudaha Jaamacadda.

Idale News Online, Baydbabo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here