Baydhabo(INO)- Gudoomiyaha Degmada Tiyeeglow ee Gobolka Bakool ayaa Idalenews.com ugu ka warbixiyey sababta keentey in ciidamada Dowlada Itoobiya iyo Kuwa Koonfur Galbeed Soomaaliya ay ka soo baxaan Magaalada Tiyeeglow xilli uu soo gaarey Degmada Xudur Ee Xarunta Gobolka Bakool.
Home Idale Somali News Update Daawo: Boqalaal Shacab Ah Oo Dhibeysan Oo Buux Dhaafiyey Xudur + Gudoomiyahii...