Baydhabo(INO)- Kulan ay iskugu imaadeen Magaalada Baydhabo Waxgarad siyaasiyiin Indheer Garad, mas’uuliyiin Ururada Haweenka iyo qiibaha kala duwan ee Bulshada Beesha Qoomaal ayaa lagu dhaliiley Xildhibaan Xildhibaan Maxamed Maxamuud Mursal (Boorow).
Kulanka ayaa sidoo kale waxaa lagu dhaliiley Malaaqa Beeshaaasi Malaaq Kuusow Mad Maamud oo Jufo Hoosaad isku yihiin Xildhibaan Maxamed Maxamuud Mursal.
Halkan Ka Daawo VIDEO



