Waxaa shaley lagu qabtey magalada manisota bananbax aad u balaaran oo looga soo horjeedo madaxweynaha dowlada fedealka somaliya Xasan Sheekh Maxamuud bananbaxan ayaa waxaa soo qaban qaabiyey Jaaliyada somaliyeed ee ku nool magalada manisota.
Hal ku dhigyadii ey ku dhawaaqayeen dadkii kasoo qeyb galey bananbaxan ayaa waxaa ey ahaayeen ha dhoco madaxweyne xasan sheekh ha dhoco Madaxweyne xasan Sheekh intooda badanaa waxaa ey wateen boorar ey ku qoran yihiin halkudhigyo ey kaga soo horjeedaan madaxweyne xasan sheekh.
Idale News Onlie, Xafiiska Baydhabo Janaay.