Daawo: Ardeyda Jaamacada Jubbada Sare Ee Baydhabo Maanta U Soo Gebo Gaboowey Imtixaanka Midterm-ka Ee 2015/2016

0
457

Baydhabo(INO)- Waxaa Maanta u soo dhamaadey Ardeyda Dhigata Jaamacadda Jubbada Sare Ee Magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Bay imtixaan  Midterm-ka ahaa kaasoo u Soo bilowdey 7 – 14 th Ee bishan uu socodey isla markaana ay u fariisteen dhamaanka ardeyda Dhigataha Kullaha kala Gedisan Ee Jaamacadda Ay bixiso.

Ardeyda Maanta u soo dhamaadey imxintaanka Midterm-ka ayaa waxay Cabireen Dareenkooda.

Jaamacadda Jubbada Sare Waxay bixisaa 7 Kulliyadood oo kala ah  : Veterinary Medicine, Agricalture, Public Health , Nursing, Education, Computer Science iyo Kulliyada Shareecadda islaamka.

Sidoo kale Jaamacaddu waxay Bixisa Cilmiga Umulosinimada ( Midwifery) oo Diploma ah, isla markaana waxay tababaro joogto ah oo aqoontoodu kor looga qaadayo ay siineysa Dhmaan bulshada Ku dhaqan Gobolka Bay, Sida Beeraleyda,  Xoolo Dhaqatadda, Ganacsatadda iyo Weliba ardeyda Dugsiyadda Sare Ee Degmada Baydhabo.

Hakan Ka Daawo Maanta

https://fbcdn-sphotos-b-a.akamaihd.net/hphotos-ak-xpf1/v/t1.0-9/

https://fbcdn-sphotos-f-a.akamaihd.net/hphotos-ak-xpl1/v/t1.0-9/

https://fbcdn-sphotos-e-a.akamaihd.net/hphotos-ak-xpa1/v/t1.0-9/

https://fbcdn-sphotos-f-a.akamaihd.net/hphotos-ak-xlf1/v/t1.0-9/https://fbcdn-sphotos-f-a.akamaihd.net/hphotos-ak-xpt1/v/t1.0-9/

https://fbcdn-sphotos-b-a.akamaihd.net/hphotos-ak-xap1/v/t1.0-9/

 

https://scontent-ams3-1.xx.fbcdn.net/hphotos-xft1/v/t1.0-9/

https://fbcdn-sphotos-h-a.akamaihd.net/hphotos-ak-xfp1/v/t1.0-9/

https://scontent-ams3-1.xx.fbcdn.net/hphotos-xlt1/v/t1.0-9/

https://fbcdn-sphotos-a-a.akamaihd.net/hphotos-ak-xfa1/v/t1.0-9/

https://scontent-ams3-1.xx.fbcdn.net/hphotos-xfl1/v/t1.0-9/

https://fbcdn-sphotos-a-a.akamaihd.net/hphotos-ak-xaf1/v/t1.0-9/

https://fbcdn-sphotos-a-a.akamaihd.net/hphotos-ak-xat1/v/t1.0-9/

https://scontent-ams3-1.xx.fbcdn.net/hphotos-xpl1/v/t1.0-9/

https://fbcdn-sphotos-f-a.akamaihd.net/hphotos-ak-xfp1/v/t1.0-9/

https://scontent-ams3-1.xx.fbcdn.net/hphotos-xpf1/v/t1.0-9/

https://fbcdn-sphotos-d-a.akamaihd.net/hphotos-ak-xft1/v/t1.0-9/

https://scontent-ams3-1.xx.fbcdn.net/hphotos-xfl1/v/t1.0-9/

Idale News Online, Baydhabo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here