Baydhabo(INO)- Musharax xildhibaan Cabdulkadir Maxamed Nuur Siidi ayaa ah shaqsi u tartamaya kusriga Beesha Garre ee Dawlada Federalka Soomaaliya ee laga soo dooranaya Koonfur Gelbeed Soomaaliy.
Mudane Siidi ayaa ah siyaasi Bulshada soomaaliyeed ee aad u wada jecel yihiin kana soo qabatay xilal kala duwan dawlada federalka soomaaliya waana shaqsi aqoonyahay ah, Wuxuu soo Noqdey gudoomiyaha Gobolka shabeelaha hoose.
Beesha Garre oo ka mid ah digil iyo mirifle ayaa soo dhaweeysay musharaxnimadiisa.
Idale News Online Baydhabo