Ciidanka AMISOM oo ka Baxay qeybo ka mid ah Shabeelaha hoose

0
350

Aw-Dheegele(INO)-Ciidamada Midowga Africa ee Dalka Jooga ayaa ka Baxay Xalay iyo Maanta Fariisimo ay ku lahaayeen Gobolka Shabeelaha hoose, kuwaa oo ay ku sugnaayeen tan iyo Sanadkii lasoo Dhaafay Horraantiisii.

Teaser Image Ciidanka AMISOM oo ka Baxay qeybo ka mid ah Shabeelaha hoose

 

Warar ayaa waxay sheegayaan in Ciidamada ay ka Baxeen Deegaanada kala ah Bariire iyo Aw-dheegle, iyaga oo Gaadiidkii dagaalka iyo sidoo kale Agabkii halkaasi ka yiilba ay qaateen.

 

Ciidanka Xoogga Dalka ayaa la Wareegay Fariisimihii ay Ciidanka AMISOM joogeen, Ciidanka AMISOM ee Saakay Gaadiidikoodii ugu Dambeeyay ka qaatay Deegaanadan ayaan la Ogeyn Halka ay ku u Ruuqaansadeen.

 

Idale News Online – Muqdisho

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here