Dhageyso: Ciidamada KGS Oo Howlgalo Ka Sameeyey Degmada Berdaale Ee Gobolka Bay

0
349

Berdaale(INO)Degmada Berdaale Ee Gobolka Bay Waxaa Ay Kamid Tahay Degmooyinka Xiligaani U Godoonsan Urarka Al Shabaab Ee Soomaaliya a dagaalanta.

Gudoomiye Ku Xigiinka Degmada Berdaale Cali Cadow Ayaa Waxaa Uu Sheegey In Howlgallo Ay Ka Sameeyen Degmada Berdaale Iyo Tulooyinka Kale Ee Hoos Yimadaa Degmadaasi Ilaa Iyo 60KM.

Dhanka Kale Waxaa Uu Sheegey In Dhawaan Ay Isku Furidonaan Magalada Baydhabo Iyo Degmada Berdaale Ee Gobolka Bay.

Degmada Berdaale Ayaan Xiligaani Kajirin Wax Dhqdhaqaaq Ah Dhanka Iyo Shacabka Taasina Waxaa Sameeyn ku Yeelatey Shacabka Degan Degmadaasi.

Halkan Ka Dhageyso

Wariye Siidi Cali Muuse,Idale News Online, Baydhabo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here