DaawoCiidamada Itoobiya oo si caadi ah u dhax lugeeyey Wadooyinka Degmada Xudur.

0
234

Degmada Xudur ee Xarunta Gobolka Bakool waxaa dhawaan la wareegay Ciidamo katirsan Dowlada Soomaaliya, oo garab Milatari ka helayay Ciidamada Itoobiya ee ku biiray Howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM .

Ciidamada Itoobiya ee kusugan Degada Xudur iyo Deegaano kale ayaa ka gadisan Ciidamada AMISOM ee kasocda wadamada kale , Ciidamada Itoobiyaanka ayaana dhax gala Shacabka kunool Deegaanada ay qabsadaan , Waxaana mararka qaarkood la arkaa Ciidamada oo kaligood si caadi ah u lugeenaya.

Hadaba Waxaa halkan idinkugu soo bandhigeynaa Sawiro laga soo qaaday Ciidamada Itoobiya ee kusugan Degmada Xudur oo si caadi ah magaalada u dhax maraya , qaarkood ayaana lugeenaya iyaga oon wax hub ah sidan.

xudur_1xudur_2xudur_1