Friday, April 18, 2025

Eng Yariisow oo dhiira geliyay Ololaha Dalxiiska Caasimadda

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa ku qabtay xeebta degmada Xamar Jajab ee magaalada Muqdisho barnaamij ka mid ah Olalaha Dalxiiska Caasimadda. Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka...

Bangiga Adduunka oo u oggolaaday Soomaaliya deeq lacageed

Bangiga aduunka ayaa oggolaaday in lacag gaareysa $80 malyan oo dollar lagu taageero dowlada Soomaaliya, si ay ugu maalgeliso dib u habeynta dhinaca maaliyada,...

wax xasaasi ah: madax jabiska ugu badan al shabaab oo la shaaciyay halka ay...

Wakiilka gaarka ah ee guddoomiyaha guddiga Midowga Afrika ee Soomaaliya, Danjire Francisco Madeira, ayaa si adag uga hadlay falalka amni darro oo ay geysanayaan...

Mahamed Cabdullahi Farmaajo oo bogaadiyey dadaalka dheer dib u habaynta hannaanka maaliyadda ee dalka

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa boggaadiyey dadaallada Xukuumadda uu hoggaamiyo Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre ay ku bixisay dib u soo celinta kalsoonida...

Topnews:Guddoomiyihii Warsheekh oo xilka laga qaaday

Wasiirka Arrimaha Gudaha Hirshabeelle Maxamed Cali Caadle ayaa xilka ka qaaday Guddoomiyihii degmada Warsheekh Axmed Xuseen Axmed (Shiidka), isagoo magacaabay Guddoomiye cusub. Qoraal ka soo...

Badnews: Qof rayid oo mar dhaw lagu toogtay muqdisho

Waxaa saakay koox hubeysan ay qof shacab ah ku dileen degmada Warta Nabada ee Magaalada Muqdisho. Dilka ayaa waxaa uu ka dhacay Agaga gaarka masjid...

war xasasi ah:Guddiga Difaaca ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka ayaa u yeeray Wasiirka Gaashaandhigga...

iyagoo wax ka weydiinaya tacadiyada iyo dhibaatooyinka Ciidamada Milateriga u geystaan dadka Rayidka. Wasiirka Gaashaandhigga Xasan Amar-dambe iyo Saraakiisha ciidamada ayaa maanta hortagi doona Guddiga...

Talo:Mahad Salaad oo Fariin dardaaran iyo Talo u diray Lamaanihii guurkooda dartiis loo dilay...

Xildhibaan Mahad Salaad ayaa fariin dardaaran iyo talo u diray lamaanihii guurkooda la heyb soocay ee loo gubay Axmed Dowlo oo ahaa adeerkii wiilka...

lamaanaha Aroos Qaran in loo dhigo kuma habboonyihiin

Intii ka dambeysay dilkii dhowaan ka dhacay Muqdisho isla markaana lagu gubay marxuum Axmed Mikhtaar Saalax oo ka soo jeeday beelaha Jareerweyne , adeerna...

Wasiir Cawad oo la kulmay Wasiirada Arrimaha Dibadda Ruushka, Qatar iyo Kosovo

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa magaalada New York ee dalka Mareykanka kula kulmay Wasiirada Arrimaha Dibadda dalalka Ruushka,...

Fahfaahin ka soo baxday Soomaaliya iyo Qatar oo kala saxiixday heshiis fursad shaqo...

Dowladaha Soomaaliya iyo Qatar ayaa heshiis ku kala saxiixday magaalada New York ee dalka Mareykanka, xilli uu socdo shirka golaha Guud ee Qaramada Midoobey. Heshiiskan...

Taliska Booliska:Tirada Ciidan iyo gaadiid dagaal ee ay NISA ku wareejisay

Iyadoo dhowaan jirtay in Ciidamo ka tirsanaa NISA lagu wareejiyay Booliska Soomaaliya ayaa waxaa markii u horeysay la helay qoraal muujinaya tirada ciidan iyo...

Xil. Xuseen Idow oo iska fagooyay inuu sii deynayo Dadkii gubay Axmed Dowlo oo Go’aan...

Xuseen Idow oo ka mid ah xildhibaanada DFS ayaa qoraal uu ku soo qoray bartiisa Facebook waxuu ku sheegay inuu aad uga xunyahay falkii...

Rajab Deyib Erdogan oo Sedex Arrin ku sifeeyay Soomaalida

Madawxeynaha Dalka Turkiga Rajab Deyib Erdogan ayaa Magaalada Newyork ee Dalka Mareykanka kula kulmay dadka Muslimiinta ah eek u nool dalka Mareykanka. Mr Erdogan ayaa...

Dharbaaxa weyn oo soo gaartay Al-shabaab in la isku furay wadada xeebta ee Muqdisho...

Abaanduulaha ciidanka xoogga dalka Jen. Odawaa Yuusuf Raage ayaa sheegay in la isku furay wadada xeebta ee isku xirta Muqdisho iyo Marka, kaddib markii...

Waa maxay sababta keynta badalka qaarka mid ah Taliyaasha Saldhigyada Booliska gobolka Banaadir oo...

Qaar ka mid ah taliyaasha saldhigyada Booliska gobolka Banaadir ayaa la bedelay iyadoo xilalkooda loo magacaabay taliyaal cusub oo u badan dhalinyaro. Taliyaasha xilalka laga...

Banaadir:Xulka Degmada Waaberi oo ku guuleystey Tartanka Kubbadda Cagta degmoyinka gobolka Banaadir

Xulka degmada Waaberi ayaa ku guuleystey tartanka ciyaaraha degmooyinka gobolka Banaadir kadib markii 1-0 ugaga badisay xulka degmada Shibis ciyaartii kama dambaysta ahayd ee...

Xoghayihii Joogtada Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta oo Shaqo Jooyin lagu sameeyay

Wasiirka Batroolka iyo Macdanta Xukuumadda Soomaaliya C/rashiid Maxamed Axmed ayaa shaqo joojin ku sameeyay Xoghayihii Joogtada Wasaaradda Jamaal Qaasim Mursal, kaddib wareegto uu soo...

Muqdisho:Nin Dhalinyaro ah oo Saaka lagu Toogtay Yaqshid

Saakay aroortii hore ayaa waxaa meydka Nin dhalinyaro ah lagu arkay nawaaxiga Xaafada uu ku yaalla Saldhiga degmada Yaaqshiid ee Gobolkaan Banaadir. Goobjoogayaal ayaa waxa...

Xildhibaanada Federalka Somalia oo manta leh mid ka mid ah kulamadooda caadiga ah

Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ayaa maanta leh kulan ka mid ah kulamada caadiga ah, iyadoo weli Golaha aanu go’aan ka soo saarin...

Stay connected

20,832FansLike
2,508FollowersFollow
14,700SubscribersSubscribe
- Advertisement -

Latest article

Labada Kuuriya oo dib u soo celiyey isticmaalka khadkii taleefoonada

Idalenews (INO)-Kuuriyada Woqooyi iyo Kuuriyada Koonfureed ayaa dib u soo celiyey isticmaalka isgaarsiinta ee khadka taleefoonada,iyagoo  isweydaarsaday wadahadaladoodii ugu horreeyay tan iyo...

Madaxwayne Farmaajo Iyo Wafdi uu hogaaminayo oo Addis ababa safar ugu baxay

Idalenews (INO) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mohamed Abdullahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka u u ambabaxay magaalada Addis Ababa...

Ra’iisul Wasaare Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u dhoofay dalka Qatar

idalenews (INO) Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa u dhoofay magaalada Doha ee dalka Qatar maanta...