Wednesday, December 25, 2024

Beelaha Mudulood oo weli ku kala qeybsan 15kii xubnood ee beeshaasi lahayd

Khilaaf xoog leh ayaa ka taagan xubinimada Baarlamaanka ee Beesha Mudullood, iyadoo uu maanta fashil ku dhamaaday kulan waxgaradka iyo odayaasha ay ku yeesheen...

Guddoomiye Sharif oo si rasmi ah u sheegey in uu yahay Musharax Madaxweyne

Shariif Xasan oo sheegay inuu wax badan ka qaban doono xaaladda Somalia haddii Madaxweyne loo doorto isaga (Shariif Xasan oo sheegay inuu taagan yahay...

Mahiga oo Fariin culus u direy Madaxda Sare ee Dowlada & Odey-Dhaqameedka ku howlan...

Wakiilka Qaramada midoobay u qaabilsan Soomaaliya Augustine Mahiga ayaa ku eedeeyey musharixiinta iyo oday dhaqameedyadaba inay ku samaynayaan musuqmaasuq habka xulida xubnaha baarlamaanka. Mahiga ayaa...

Shariif Xasan oo la filaayo inuu iclaansho inuu yahay Musharax Madaxweyne.

Shariif Xasan Sheikh Aadan ayaa la filaayaa inuu si rasmi ah ugu dhawaaqo inuu yahay musharax u taagan jagada Madaxweynenimada Soomaaliya maalinta Axada (August 12 2012)...

Madaxweyne Sharif oo weli sii wada magacaabista degmooyin cusub iyo Golaha Wasiiradu diidmo ka...

Madaxweynaha Somalia Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta mar kale tuulooyin ka tirsanaa gobolada Gedo iyo Bakool u magacaabay degmooyin cusub oo ka mid noqonaya...

Shariif Xasan Sheekh Aadan oo ka mid noqdey xubnaha Cusub ee Barlamaanka balse guddiga...

Guddoomiyaha Barlamaanka Soomaaliya ee uu xiligiisu ku eg yahay bishaan August 20keeda Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa waxaa la xaqiijiyey inuu ka mid yahay xubnaha cusub ee Barlamaanka...

Madaxweyne Sharif Sh. Axmed oo magacaabey degmooyin cusub & Ra’iisul Wasaare Abdiweli oo Sharci...

Wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Shariif Sheekh Axmed ayaa magacaabey dagmooyin dhowr ah  oo tirsan gobolka Bay, Bakool, Shabeelaha Dhexe iyo Galgaduud,  halka...

Dibadabax Musharaxnimada R/Wasaare Abdiweli Ali Gaas lagu taageeraayo oo Gaalkacyo ka dhacey

Isu soo bax balaaran oo ay soo qaban qaabiyeen qaybaha kala duwan ee bulshada, masuuliyiinta Gobalka, Salaadiinta Dhaqanka iyo Siyaasiyiinka ka tirsan Maamulada Puntland &...

Prof Abdirisaaq Juriile oo la sheegayo inuu jagada Gudoomiyaha Barlamaanka u tartamaayo.

Warar hoose oo hordhac ah oo aan weli soo shaac bixin ayaa sheegaya in masuuliyiinta sare ee dowladda ay dhaqaale ku bixinayaan shaqsigii noqon...

Farmaajo oo Muqdisho gaarey iyo Banaanbax balaaran oo taageero ahna lagu soo dhoweeyey

Ra'iisul Wasaarihii hore Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo maanta si weyn loogu soo dhoweeyay magaalada Muqdisho, oo uu hal sano ka maqnaa markii bishii...

Ugaas C/raxmaan Xaaji Xuseen Ibrahim, Ugaaska Beesha Cabdalle (Surre-Dir) oo ka cabanaya faragelin xubnaha...

Qoraal uu soo gaarsiiyey mid ka mid ah Ugaasyada beelaha Direed Ugaas C/raxmaan Xaji Xuseen Ibrahim oo la soo gaarsiiyey Xafiiska Warqabadka IdaleNews Muqdisho...

Qeylo dhaan ka soo yeereysa Beelaha Biyamaal & Xawaadle ee sida loo maamuley xubnaha...

Beesha Biyamaal ayaa shir ay ku yeesheen magaalada Muqdisho ku sheegey in si khaldan loo maamuley xubnaha Ugaas Abdi sheekh ayaa ku eedeeyey dowlada in ugaasyo been...

Gudoomiye Ku xigeenka Gobalka Bay, Sandheere Max’ed oo eedeyn kulul u jeediyey Malaaq Beesha...

Gudoomiye ku xigeenka Maamulka Gobalka Bay, Sandheere Maxamed Iftin oo ay wehliyaan siyaasiyiin iyo aqoonyahano beesha Hubeer oo ku sugan magaalada Muqdisho ayaa kulan la qaatey Gudoomiyaha barlamaanka Shariif...

Shariif Xasan oo iska fogeeyey Nuqulka Dhaarta & Suldaan Warsame Ibrow oo la sheegey...

Xafiiska Guddoomiyaha Barlamaanka ayaa iska fogeeyey in  wax lug ah uu ku leeyahay fadeexada qoraalka lagu sheegey in Golaha Dhaqanka Beelaha Digil & Mirifle ay soo...

Beesha Garre oo diidey Xildhibaano been abuur ah oo la gudbiyay

Kaddib kulan ballaaran oo ay maanta ku yeesheen Magaalada Muqdisho Waxgarad, Odayaal dhaqmeedyo, Siyaasiyiin iyo aqoonyahanno kasoo jeeda beesha Garre ayaa waxa ay kasoo...

Beesha Habargidir/Ceyr oo ka hortimid xildhaanada cusub ee Beeshooda ee la gudbiyey

Kulan ballaaran oo ay maanta Magaalada Muqdisho ku yeesheen Waxgarad, Odayaal dhaqameedyo, Siyaasiyiin iyo aqoonyahanno kasoo jeeda Beesha Ceyr ayaa waxa ay kasoo horjeesteen...

Gudoomiye Tarsan: “Suurtagal maaha in qoys soomaaliyeed uu iska daganaado ilmana ku dhalo guri...

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Maxamuud Axmed Nuur Tarsan ayaa ugu baaqay dadka degan gurayaha aysan laheyn muqdisho inay ka baxaan si dadkiii...

Isbaheysi ka dhan ah Madaxweyne Sharif Sheikh Axmed oo Nairobi & Muqdisho ka bilaabeen...

Madaxweyne Shariif Sheikh Ahmed oo dhowaan  kalsooni ka helay Xoghaya Arrimaha Dibada Ee Mareykanka Ms Hillary Clinton mar ay kula kulantey magaalada Nairobi & qaar ka mid ah dowladaha...

Masuuliyiinta Sare ee Dowladda oo u tartamaaya afurinta Odey-Dhaqameedyada

Afurka joogta ah oo madaxda sare ee dowladda u sameynayaan odey-dhaqameedyada ku howlan soo xulista barlamaanka ayaa noqdey arrin ka yaabisey shacabka Soomaaliyeed. Ra'iisul Wasaare C/weli...

Stay connected

20,832FansLike
2,508FollowersFollow
14,700SubscribersSubscribe
- Advertisement -

Latest article

Labada Kuuriya oo dib u soo celiyey isticmaalka khadkii taleefoonada

Idalenews (INO)-Kuuriyada Woqooyi iyo Kuuriyada Koonfureed ayaa dib u soo celiyey isticmaalka isgaarsiinta ee khadka taleefoonada,iyagoo  isweydaarsaday wadahadaladoodii ugu horreeyay tan iyo...

Madaxwayne Farmaajo Iyo Wafdi uu hogaaminayo oo Addis ababa safar ugu baxay

Idalenews (INO) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mohamed Abdullahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka u u ambabaxay magaalada Addis Ababa...

Ra’iisul Wasaare Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u dhoofay dalka Qatar

idalenews (INO) Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa u dhoofay magaalada Doha ee dalka Qatar maanta...