Thursday, December 26, 2024

Prof Ibbi, A/hi Sh. Ismail, iyo C/casiis Sh. Yuusuf oo laga reebey Liiska Xubnaha...

Odayaal dhaqameedyada beelaha Direed ayaa lagu soo celiyey xubno ay ka mid yihiin, Prof C/raxmaan Ibbi, C/laahi Sheekh Ismail oo hore u soo noqdey...

Ra’iisul Wasaare Abdiweli Ali Gaas oo u jawaabey Madaxweyne Shariif Sheikh Axmed

Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya C/weli Maxamed Cali ayaa ka jawaabay hadal uu shalay qalabka warbaahinta ka sii daayay Madaxweynaha Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed,...

Kulan dhexmarey Odey-dhaqameedyada iyo Ergiga Gaarka ee Qaramada Midoobey ee Somalia

Kulan dhex marey maanta Ergiga gaarka ah ee Qaramada Midoobey ee Somalia iyo duubabka Soomaaliyeed ayaa la isla soo qaadey dedejinta  xildhibaanada weli ku harsan gacanta...

Xubnihii lagu bedeli lahaa Max’ed Qanyare & Xasan Macalin oo isqab-qabsi Beesha Murarsade dhexdeeda...

Markii ay soo baxdey in dib loo celiyey tiro aad u badan oo Xildhibaano ah, ayaa waxay fursad iyo rajo gelisey xildhibaanada laga tagey...

Sheikh Sharif “Golaha Wasiirada Ra’iisul Wasaare Abdiweli diidmo ama wax qaraar ah kama soo...

Madaxweynaha Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed oo maanta Muqdisho ku noqday ayaa sheegay in golaha wasiiradda ee xukuumadda Somalia aysan shaqo ku  lahayn wareegto uu...

Musharaxii ugu horeeyey ee Beelaha Digil iyo Mirifle oo xilka Guddoomiyaha Barlamaanka isu soo...

Prof Maxamed Osman Jawaari ayaa noqonaaya musharaxii ugu horeeyey ee ka soo jeedo beelaha digil iyo mirifle ee isu soo taaga xilka Gudoomiyaha Barlamaanka Somalia. Arrintani...

Mahiga: “Codka Shacabka Soomaaliyaa ayaa ah kuwa na ogeysiiyey inuu masuqmaasuq ka jiro Soo...

Wareysi uu Ergiga gaarka ee Somalia Ambassador Mahiga siiyey Idaacada Afka Soomaaliga ee VOA ayuu ku sheegey in codka shacabka Soomaaliyeed  ayaa ah  kuwa na ogeysiiyey...

Kobaca Dhaqaalaha & Isbedelka Magalaada Muqdisho iyo Maanta

Magaalada Muqdisho ayaa si aad iyo aad ah uga duwan Muqdishadii beri ku caan baxdey dagaalada & macluusha. Weli cabsi ammaan daro ayaa ka...

Dowladda Turkiga oo Kuliyad Caafimaad ka dhiseysa magaalada Muqdisho

Hay'ad laga leeyahay dalka Turkiga ayaa waxay maanta si rasmi ah u bilowdey dhismaha jaamacad loogu magac-darey Horseed oo lagu baran doono Cilmiga Caafimaadka, kuliyaadaas...

Maalinta berito ah oo la filaayo in la shaaciyo Magacyada Xubnaha Cusub ee Barlamaanka

Guddiga Farsamada ee soo Xulista Barlamaanka ayaa sheegey in maalinta berito ah soo bandhigi doonaa magacyada xubnaha ka mid noqonaaya barlamaanka cusub ee Somalia....

Walaaca AU ka muujisey cabsigelinta laga haayo Guddiga Farsamada ee Soo xulista Barlamaanka

Iyadoo inta badan Guddiga Farsamada ee Soo Xulista Barlamaanku soo gaareen xubnaha barlamaanka isla markaasna ay ku howlan yihiin kala shaandeynta xubnahaas ayaa waxaa isa...

Musharaxiinta Ugu cad cad ee doorashada Madaxweynaha Soomaaliyeed

Saadaasha iyo hadalhayn ugu balaaran ee magaalada caasimada ee Muqdisho ayaa ah cidda ku soo bixi karta doorashda Madaxweynaha Somalia oo la filaayo iney...

Shirka Golaha Wasiirada ee Maanta oo looga hadley soo xulista barlamaanka iyo Magacaabista degmooyinka...

Shir ay maanta isugu yimaadeen Golaha Wasiiradda oo uu shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr Cabdiweli Maxamed Cali ayaa looga hadlay arrimo dhowr ah oo...

Suldaanka Beesha Jiido, Warsame Ibrow, ayaa difaacey inuu Adeerkii Salim Aliyow Ibrow ka mid...

Suldaanka Beesha Jiido, Suldaan Warsame Suldaan Ibrahim Aliyow Ibrow ayaa iska difaacey eedeyn iyo cabasho ka imaaneysa Beesha uu odey-dhaqameedka u yahay oo la...

Guddoomiyaha Barlamaanka Shariif Xasan iyo Wasiirka Dastuurka C/raxman Xoosh oo isku qabtey shahaadada Dugsiga...

Wasiirka Wasaaradda Dastuurka iyo Dib u Heshiisiinta ee Xukuumadda Kmg ah ee Soomaaliya Mudane C/raxmaan Xoosh Jabriil, ayaa wuxuu Shariif Xasan uu u sheegay...

Xafiiska UNPOS oo laga soo xigtey in doorasada dib loo dhigo ilaa bisha September

Xafiiska Qaramada Midoobey ee Magaalada Nairobi ayaa laga soo sheegayaa in dib loo dhigey doorashadii Madaxtinimada Soomaaliya ee loo madalsanaa iney dhacdo bishaan 20keeda....

Stay connected

20,832FansLike
2,508FollowersFollow
14,700SubscribersSubscribe
- Advertisement -

Latest article

Labada Kuuriya oo dib u soo celiyey isticmaalka khadkii taleefoonada

Idalenews (INO)-Kuuriyada Woqooyi iyo Kuuriyada Koonfureed ayaa dib u soo celiyey isticmaalka isgaarsiinta ee khadka taleefoonada,iyagoo  isweydaarsaday wadahadaladoodii ugu horreeyay tan iyo...

Madaxwayne Farmaajo Iyo Wafdi uu hogaaminayo oo Addis ababa safar ugu baxay

Idalenews (INO) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mohamed Abdullahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka u u ambabaxay magaalada Addis Ababa...

Ra’iisul Wasaare Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u dhoofay dalka Qatar

idalenews (INO) Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa u dhoofay magaalada Doha ee dalka Qatar maanta...