Thursday, December 26, 2024

Musharaxiinta Afhayeenka Barlamaanka Soomaaliya

Ilaa lix musharax  ayaa si horu dhac ah isugu soo taagey jagada Afhayeenka Baarlamaanka, iyadoo lagu wado in 26-ka bishan ay dhacdo doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka...

C/risaaq Juriile oo saaxiib dhow la ah Gudoomiyihii hore ee Barlamaanka Shariif Xasan oo...

C/risaaq Osman Juriile oo ka mid ah xildhibaanada cusub ee Barlamaanka Soomaaliya, isla markaasna saaxiib dhow la ah guddooyihii hore ee barlamaanka Shariif Xasan...

Mahiga iyo Sharif Sheikh Axmed oo shir jaraa’id qabtey & Rajo laga muujiyey in...

Madaxweynaha dowladda Soomaaliya mudane Shariif Sheekh Axmed iyo ergayga gaarka ah ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Dr. Agostine Mahiga ayaa maanta yeeshay kulan...

Kulankii 2aad ee Barlamaanka oo lagu magacaabey guddiga doorasaha lana ansixiyey

Kulankii xunbaha cusub ee barlamaanka ee ay isugu yimaadeen maanta oo ka dhacey xarunta  Gaadiidka Booliiska ee Degmada Cabdicasiis ayaa Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya ku...

Atto Melez Zenawi, Ra’iisul Wasaaraha Itobia oo geeriyoodey

Ra'iisul wasaarihii Itoobiya, Meles Zenawi ayaa la shaacisay maanta oo Talaado ah inuu u geeriyooday xanuun daran oo uu isbitaal ugu jirtay tan iyo...

General Muuse Xasan Cabdulle Xasan oo si kmg ah u shir gudoomin doonta barlamaanka

Dhaarintii xildhibaanada cusub ka dib ayaa waxaa si rasmi ah loo shaaciyey magaca shaqsiga ugu da'da weyn ee si kmg ah u wadi doonta...

Guddaha Garoonka Diyaaradaha Muqdisho oo ay dhaarinta Xildhibaanada cusub ka socoto

Waxaa socota dhaarintii xildhibaanadii cusubaa ee dhowaan guddiga farsamadu soo gudbiyeen, dhaartaasi oo ka dhaceysa barxad weyn oo ku taala gudaha garoonka diyaaradaha, waxaan laga yaabaa...

Kulan Madaxweynihii hore ee Somalia Sheikh Shariif iyo Mahiga & Xubno Beesha Caalamka dhex-marey...

Kulan maanta Qeybta VIP-da ee Garoonka Diyaaradaha Muqdisho ku yeesheen Madaxweynihii hore ee Somalia Shariif Sheikh Axmed oo ay wehliyaan saaxiibadiisa siyaasada Wasiirka Gaashaandiga...

Madaxweyne Farole oo taageerey howsha Guddiga Farsamada, kana digey in dib loo soo celiyo...

Dhageyso khudbad aad u xiiso badan oo munaasabada Ciida uu jeediyey Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland C/raxmaan Faroole: Madaxweyne Faroole ayaa si kulul uga hor...

Madaxdii hore ee dowlada oo ka qeybgalaya shirka maanta iyagoo ah xildhibaano

Guddoomiyihii hore ee Barlamaanka Shariif Xasan iyo Ra'iisul Wasaarihii hore ee Somalia Prof. Abdiweli Ali Gaz oo wax masuulyad sare u hayn dalka ayaa si garbo-siman uga qeybgalaya shirka...

Dhaarinta Barlamaanka Cusub iyo Magacaabista Guddiga Doorashooyinka oo Maanta dhaceysa

Xubnaha Cusub ee Barlamaanka oo ay la socdaan odayaal dhaqameedkii keeney ayaa dhamaantooda shaley oo ciid aheyd safaf dheer u galey sidii ay u heli lahaayeen kaararkoodii...

Kulan Gudoomiyihii hore ee Barlamaanka Shariif Xasan iyo Mahiga dhexmarey oo Fashil ku dhamaadey,...

Xafiiska Siyaasadda Qaramada Midoobay ee Soomaaliya oo si cad u diidey in dib loo soo magacaabo xildhibaanadii guddiga farsamadu celiyeen.   Warbixinno: Shariif Xasan Shiikh Aadan oo ahaa...

Willian Hague, Wasiirka Arrimaha Dibada ee Britian oo ku taliyey in codeynta doorashadu noqoto...

Wasiirka arimaha dibada ee Britain Wllium Hague ayaa cambaareeyay waxa uu ku tilmaamay musuqmaasuqa iyo wax isdaba marinta lagu hayo hawlaha la xiriira doorashada...

Siyaasi ka soo jeeda beesha 5aad oo dhaliiley qaabka qaar xubnaha cusub ee Barlamaanka...

Sheikh Jamaac Xaaji Xuseen oo ka mid ahaa xilhdibaanada hore ee barlamaanka ayaa sheegey in wax isdaba marin iyo nin jecleysi lagu soo xuley...

Maalinta Isniinta oo la go’aamin doono xiliga la qaban doono doorashada Guddoomiyaha Barlamaanka

Iyadoo ilaa iyo hadda guddiga Farsamada ee soo xulista barlamaanku ay shaaciyeen  202 xildhibaan ahna tiro ka badan kooramkii loo baahnaa, ayaa sida la qorsheeyey kulanka...

Magacyada 202 Xildhibaan oo ka mid noqonaaya Barlamaanka Cusub oo la shaaciyey

Guddiga Farsamada ee Xulista Barlamaanka Federaalka Soomaaliye ayaa maanta soo gudbiyey 202 xildhibaan, waxaana ilaa iyo hadda harsan oo la sugaaya 73 xildhibaan oo...

Taliyaha Ciidanka Booliiska oo xabsiga u taxaabey xog-hayntii Suldaan Fiqi Sayid Suldaan Fiqi, Suldaanka...

Jimco, Ogoosto 17, 2012  Taliyaha ciidanka booliiska Soomaaliyeea, Jen. Shariif Sheekhunaa Maye ayaa la sheegay inuu bixiyay amar lagu soo xiray gacan-yaraha Suldaanka  Beesha...

Stay connected

20,832FansLike
2,508FollowersFollow
14,700SubscribersSubscribe
- Advertisement -

Latest article

Labada Kuuriya oo dib u soo celiyey isticmaalka khadkii taleefoonada

Idalenews (INO)-Kuuriyada Woqooyi iyo Kuuriyada Koonfureed ayaa dib u soo celiyey isticmaalka isgaarsiinta ee khadka taleefoonada,iyagoo  isweydaarsaday wadahadaladoodii ugu horreeyay tan iyo...

Madaxwayne Farmaajo Iyo Wafdi uu hogaaminayo oo Addis ababa safar ugu baxay

Idalenews (INO) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mohamed Abdullahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka u u ambabaxay magaalada Addis Ababa...

Ra’iisul Wasaare Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u dhoofay dalka Qatar

idalenews (INO) Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa u dhoofay magaalada Doha ee dalka Qatar maanta...