Friday, December 27, 2024

Xubno ka socda beesha Caalamka ayaa kulan la qaatey Prof Jawaari, gudoomiyaha Barlamaanka ahna...

Guddoomiyaha baarlamanka Soomaaliya iyo ku xigeenadiisa ayaa kulan la qaatay wakiilo ka socday beesha caalamka iyo qaramada midoobay. Kulanka uu maanta laqaatay guddoomiyaha baarlamaanka federalka...

Dagaalo la soo sheegey iney ka dhaceen duleedka Magaalada Kismaayo

Ciidamada u dhexeeya ciidamada dhowlada oo ay wehliyaan kuwa Kenya ee dhowaan ka mid noqdey ciidamada AMISON iyo kuwa xarakada haysta magaalada Kismaayo ee Alshabaab ayaa la sheegey iney...

Jeylaani Nuur Iikar oo loo doortey Guddoomiye K/Xigeenka 1aad ee Barlamaanka.

Barlamaanka Soomaaliya oo maanta aan  u kala kicin ayaa u doortey guddoomiye ku xigeenkii 1aad ee Barlamaanka mudane Jeylaani Nuur Iikar oo ka soo...

Prof Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari oo noqdey Afhayeenka Barlamaanka Soomaaliya

  Doorashadii Guddoomiyaha cusub ee Barlamaanka ayaa lagu soo gabagabeeyey xarunta Dugsiga Sare ee Booliiska Xamar (Scuola Polizia) iyadoo ay ka qeyb galeen mas’uuliyiin ka...

Professor Jawaari oo ku guuleystey gudoomiyaha barlamaanka haystana codad ka badan 3 dalool 2...

Waxaa shacab iyo hambalyeyn uu ka dhex bilowdey xarunta scuola polizia. taasoo muujineysa in Prof Jawaari noqdey guddoomiyaha cusub ee barlamaanka isagoo helay codad...

Maxkamadii Sare oo dhaarisey xubnihii la diidey iyo guddigii Farsamada ee Soo xulista barlamaanka...

Guddoomiyihii Maxkamada Sare ee dowladii ku meel gaarka Caydiid Ilkanaf ayaa sheegay in wixii maanta ka dambeeya 17 xubnood oo horey loo diiday ay...

Wareegii 1aad oo dhamaadey tirinta codadka oo weli socota

Xarunta Dusiga sare ee Booliiska Xamar ayaa waxaa ka socota hadda tirinta codadka ay dhiibteen 228 xildhibaan oo soo xaadiray kulanka lagu dooranayo guddoonka sare ee...

Dugsiga Sare ee Booliiska Ee Scuola Polizia oo doorashada Afhayeenka Barlamaanka ka dhaceyso

Amaanka Xarunta Dugsiga Sare ee Booliiska oo ay ka dhaceyso doorashada guddoomiyaha barlamaanka Soomaaliya ayaa aad loo adkeeyey, waxaana la xirey dhamaan wadooyinka soo...

Jawaari oo u muuqda inuu haysto codad ku filan inuu noqdo Gudoomiyaha Cusub Ee...

Diyaargowga doorashada guddoomiyaha barlamaanka Soomaaliya oo si aad uga looga dareemaayo guud ahaan xarumaha siyaasiyiinta iyo xildhibaanada ee magaalada Muqdisho, ayaa wararka hordhac  ah ee laga soo...

Seddex ka mid ah saxiixayaasha Roadmap_ka oo ka horyimid go’aankii Madaxwaynahii hore Sheekh Shariif

Seddex ka mid ah Saxiixayaashii Road Map-ka oo kala ah Dr. Abdiweli Ali Gaas, Madaxweyne Caalim iyo wakiilka Ahlu Sunna Wa jamaaca aya  maanta...

Muuse Xuseen, Gudoomiyaha kmg ee dowlada Somalia, oo aan weli ka hadlin isqabqabsiga saxiixayaasha

Guddoomiyaha kmg ee barlamaanka Somalia oo dhowaan xildhibaanada cusub u doorteen inuu shir gudoonsho barlamaanka inta laga dooranaaya gudoon cusub General Muuse Xasan Cabdulle...

Xiliga doorashada Afhayeenka Barlamaanka oo 2 cisho dib loo dhigay

Guddiga doorashada baarlamaanka ayaa ku dhowaaqay in muddo labo cisho ah dib loo dhigey qabashada doorashada guddoomiyaha baarlamaanka. Guddiga oo dhowaan ay iska dhex doorteen xubnaha...

Oday-dhaqmeedyada oo durbada ay soo wajahdey Daryeel iyo Hooy La’aan ka dib markii lagu...

Markii Dhowaan lagu wargeliyey Odey-dhaqameedyada Soomaaliyeed oo in muddo ah ku howlanaa soo xulista xubnaha barlamaanka Soomaaliya in howshoodii dhamaatey isla markaasna sida ugu dhaqsiyaha badan ugu noqdaan meelahii...

Prof Xiirey “Guddigu Farsamadu dhag jalaq uma siin doono eedeeymaha iyo hadalada ka soo...

La gudoomiyaha guddiga farsamada soo xulista xildhibaanada cusub ee Baarlalamanka Prof. C/llaahi Xiirey ayaa ka jawaabay eedeeyn shalay guddigaas uu dusha uga tuuray madaxweynaha...

2da Shariif oo mar kale xulufo noqotey, Culeyskoodana isugu geeyey Cali Khalif Galeyr (Warbixin...

Iyadoo uu socdo loolan iyo isbaheysi cusub ayaa markale waxaa siyaasadu isku keentey 2dii Shariif (Waa Shariif Axmed iyo Shariif Xasan) oo mid kastaa...

Odoyaashii Dhaqanka Ee Soo Xulayey Baarlamaanka Oo Loo Sheegay In Shaqadoodi Dhamaatey

Waxaa maanta loo sheegey 135-kii oday dhaqameed ee ka qaybgaley dhamaystirkii Road-mapka iyaga oo soo xuley ergadii ansixinta Dastuurka iyo Xildhibaanada Baarlamaanka, in hawshoodi...

Shalay Jini Boqor Maantase Juriile iyo Galeyr

Doorashadii sanadkii 2004-tii waxaa si weyn loo saadaalineyey in Col.Cabdullaahi Yusuf (AUN) ku soo bixi doono Madaxweynaha Soomaaliya, waxaase maalmo jaahwarer ku ridey siyaasi...

Maxamed Rashiid oo si rasmi ah ugu dhawaaqey inuu yahay Musharaxa Af-hayeenka Barlamaanka

Xilli Guddiga Doorashada Guddoonka sare ee barlamanka uu shaaciyay inay bilaabayaan qabashada araajida Musharaxiinta u taagan qabashada xilka Guddoomiye barlaman ee Soomaaliya ayaa waxaa...

Stay connected

20,832FansLike
2,508FollowersFollow
14,700SubscribersSubscribe
- Advertisement -

Latest article

Labada Kuuriya oo dib u soo celiyey isticmaalka khadkii taleefoonada

Idalenews (INO)-Kuuriyada Woqooyi iyo Kuuriyada Koonfureed ayaa dib u soo celiyey isticmaalka isgaarsiinta ee khadka taleefoonada,iyagoo  isweydaarsaday wadahadaladoodii ugu horreeyay tan iyo...

Madaxwayne Farmaajo Iyo Wafdi uu hogaaminayo oo Addis ababa safar ugu baxay

Idalenews (INO) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mohamed Abdullahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka u u ambabaxay magaalada Addis Ababa...

Ra’iisul Wasaare Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u dhoofay dalka Qatar

idalenews (INO) Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa u dhoofay magaalada Doha ee dalka Qatar maanta...