Saturday, December 28, 2024

Prof Xasan Sheekh Maxamuud oo noqdey Madaxweynaha Jamhuuriyada Federalka Soomaaliya

Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta madaxweynaha cusub ee Soomaaliya u doortay Musharraxa Xasan Sheekh Maxamuud, kaddib markii uu tartanka madaxweynenimada kaga guulestay Sheekh Shariif Sheekh...

Tirintii codadka 1aad oo dhamaatey iyo Prof Xasan Sheekh Maxamuud oo la filan karo...

Iyadoo aan laga hordhaci karin cidka ku soo bixi doonta Madaxtinimada dalka Soomaaliya, ayaa haddana waxaa iska cad, in marka la eego codadka ay...

GAYIGEENA HODONKA AH GAAJADDA MAXAA BADAY, GURBOODKEENA UBAXAA GEERIDA MAXAA BADAY

Geeraar ma tirinoo, Gu' horaan ka haajiray, Gabayana ma qorinoo, Goor horaan warkii dhigay. Gogol xariira uma fidin, Guurowgiyo ciyaaraha, Shirib goobo uma xirin, Gadoon xiisa uma...

154 Xildhibaan oo Xaflad Prof Xasan Sheekh Maxamuud ku weheliyey maanta Hotel Safaari iyo...

Xildhibaano kor u dhaafaayo 154 ayaa maanta waxay ku kulmeen xaflad qado sharaf ah oo ka dhacdey hotel Safaari oo ku yaala magaalada Muqdisho. Xafladaas oo ka...

Xaflad 2da Shariif si wadajir ah u qabteen oo ka dhacdey Hotel Plaza City...

Hoteelka City plaza ee magaalada Muqdisho ayaa caawa lagu soo gabagabeeyey xaflad  weyn oo lagu taageerayo musharaxa  Shariif Sheikh Axmed. Isu imaatinka kulankii caawa...

Xildhibaanada Digil & Mirifle oo badi ka hor yimid Isbaheysiga 2da Shariif.

Isku day labadii beri ee ugu dambeeyey Xildhibaan Shariif Xasan Sheekh Aadan kalsoonida codadka Xildhibaanada Digil iyo Mirifle ugu raadinaayey Saaxiibkiis Shariif Sheekh Axmed ayaa ku dhamaadey...

Dibabax lagu taageeraayo Max’ed C/hi Farmaajo oo Muqdisho ka dhacey

Dibadbax aad u balaaran oo lagu taageeraayo  Musharaxa Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa waxuu ka dhacey magaalada Muqdisho maalin ka hor qabashada doorashada Madaxtinimada...

Hoolka Tiyaatarka ee Scoula Polizia oo lagu qaban doono doorashada Madaxweynaha

Maalinta Berito ah oo ay bisha September tahay 10ka ayaa loo balamey in ay dhacdo doorashada Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya. Prof Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari...

Dowlad Gobaleedka Puntland oo war saxaafadeed doorashada ku aadan soo saarey

Dowlad Goboleedka Puntland ee Soomaaliya ayaa warsaxaafadeed uu soo saaray maanta oo Sabti ah ku sheegay inay ka digayaan in la musuqmaasuqo doorashada madaxweynenimo...

Shariif Xasan oo dalka dib ugu soo laabtey, kulan albaabada loo xirteyna la qaatey...

Gudoomiyihii hore ee barlamaanka Shariif Xasan Sheekh Aadan oo maanta dalka dib ugu soo laabtey, ayaa waxa uu  kulan gaar ah la qaatey Shariif Sheekh...

Qaar ka mid ah musharaxiinta doorashada Madaxweynaha oo khudbado jeedinaaya

Xarunta Golaha Shacabka ayaa waxaa khudbado ay jeedinayaan ugu bilaabatey qaar ka mid ah musharaxiinta u tartarmeysa xilka jagada Madaxwenaha Soomaaliya. Toban Musharax ayaa...

25 Musharax oo buuxiyey Sharuudahii Doorshada Madaxweynaha iyo waqtigii araajida oo xirmey

Liiska ay ku qoran yihiin 25 musharrax oo soo buuxiyey sharuudaha doorasahda jagada madaxweynennimada Soomaaliya ayaa guddiga doorashadu shaaciyeen maanta oo ahayd maalintii ugu dambeysey ee qabashada araajida....

Fashil ku yimid heshiiska daabacada shilin Soomaaliga ee Waqooyiga Suudan iyo Soomaaliya wada gaareen

Dowlada dalka Suudaanta Waqooyi  ayaa si rasmi ah u sheegtey in ay joogisey daabacaad lacago shilin Soomaali ah oo  ay in muddo ah ku...

Stay connected

20,832FansLike
2,508FollowersFollow
14,700SubscribersSubscribe
- Advertisement -

Latest article

Labada Kuuriya oo dib u soo celiyey isticmaalka khadkii taleefoonada

Idalenews (INO)-Kuuriyada Woqooyi iyo Kuuriyada Koonfureed ayaa dib u soo celiyey isticmaalka isgaarsiinta ee khadka taleefoonada,iyagoo  isweydaarsaday wadahadaladoodii ugu horreeyay tan iyo...

Madaxwayne Farmaajo Iyo Wafdi uu hogaaminayo oo Addis ababa safar ugu baxay

Idalenews (INO) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mohamed Abdullahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka u u ambabaxay magaalada Addis Ababa...

Ra’iisul Wasaare Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u dhoofay dalka Qatar

idalenews (INO) Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa u dhoofay magaalada Doha ee dalka Qatar maanta...