Somaliland oo shuruud ku xirtay sidee ay dib u lamidoobilahaayeen Soomalia
Maamulka Somaliland ayaa sheegay in ay suuragal tahay in ay dib u midoobaan labadii Gobo lee isu tagay lixdankii,kuwaas oo markii dambe qeybta waqooyi...
Mohammed bin Salman said his country will not pay Washington for its own security….
audi Crown Prince Mohammed bin Salman said his country will not pay Washington for its own security, saying his oil-rich kingdom was created even...
Jowhar:Madaxda Hirshabeelle oo ka wada kulamo lagu kala furfurayo Xildhibaanada
Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare iyo Madaxweyne kuxigeenka Cali Guudlaawe ayaa xalay kulamo gaar gaar ah la qaatay Xildhibaanada Baarlamaanka Hirshabeelle, iyagoo kulankan looga...
Daawo Roobow “Wadada Afgooye iyo Baydhaba 3 qolo ayey u xiran tahay, waan furayaa...
Baydhabo (Wadani News24 Online) – Sh. Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur oo ah Musharax hadda u taagan qabashada xilka Maamul Goboleedyada Koonfur Galbeed ayaa Maanta Magaalada...
Daawo Video Daawo Muqtaar Roobow oo Baydhabo kaga dhawaaqay inuu yahay musharax
Sheekh Mukhtaar Roobow Cali Abuu Mansuur ayaa goor dhoweyd ka degay magaalada Baydhaba, iyadoo si aan hore loo arag loogu soo dhoweeyay magaalada.
Dadweyne fara...
Parliament of Turkish approval motion to extend mandate for troops in Iraq and Syria
The Turkish parliament ratified on Wednesday a motion to extend the state's authority to launch cross-border military operations in northern Iraq and Syria for...
Hirshabelle: fafaahin dheerad oo ka soo baxday Cali Guudlaawe oo ku dhawaaqay dagaal ka...
Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka Hirshabelle Cali Cabdulaahi Xuseen ayaa maanta ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah ururka Al-Shabaab kaas oo loogaga sifeynayo guud...
DAAWO XILDHIBAANADA BARLAMAANKA KGS OO JAWAAB ADAG SIYEY G/BANAADIR ENG YARIISOW
Waa xildhibaano katirsan baarlamanka koonfurgalbeed iyo siyaasin jawab culus kabixiyey hadalkii gudomiyaha gobolka banadir Ka Sooyeeray,
HOOS KA DAAWO MUQAALKA
https://www.youtube.com/watch?v=Ioo2A6BxH3w
Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta xaadiray Fadhiga Baarlamaanka
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ahna Xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka, inta noloshiisa ka dhiman ayaa maanta xaadiray Fadhiga Baarlamaanka ee xarunta...
Werero culus oo ay kaqeyb qaadanayeen diyaaradaha qumaatiga ukaca oo xaley kadhacey deegaanada...
Warar hoose ayaa xaqiijinaya in habeenkii xaley ahaa ay geesteen diyaaradaha qumaatiga ukaca ee laga leeyahay dalka mareykanka duqeymo kala duwan.
Diqeymaha ayaa lasheegey in...
Boosaaso:Daacish oo sheegatay dilka dad Itoobiyaan oo lagu dilay
Kooxda Daacish ayaa sheegatay mas’uuliyadda dilal habeen hore ka dhacay magaalada Boosaaso, kaasoo loo geystay dad ka soo jeeda Qowmiyadda Oromada ee dalka Itoobiya.
Wakaalada...
Xisbiga Nabad Iyo Nolol oo looga dhawaqay lmuqdisho
Ra’iisul Wasaare kuxigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa maanta tagay Xarunta Guddiga doorashooyinka madaxa banaan, halkaasoo uu ka soo qaatay xeerka asxaabta siyaasadda iyo...
DAAWO WASIIRKA ARIMAHA GUDAHA KGS OO UJAWABEY ENG YIRIISOW
Wasiirka wasaarada arimaha gudaha dowlada Koonfur Galbeed soomaaliya max'ed Nuur midoowe nuunow max'ed oo maanta shir jaraa'id ku qabtey gudaha magaalada baydhabo ayaa shaaca...
War xasi ah:Al-Shabab oo xoog ku kaxeysatay 300 oo caruur iyo 2,500 oo kale...
Kooxda Al-Shabaab ee dalka Soomaaliya ayaa ugu yaraan 300 oo caruur yaryar u qortay dgaalayahanno ahaan, 10 malamood ka hor, ayaga oo kuwa kalena...
Wasiir Cawud oo ku baaqay in laga qaado cunaqabateynta Hubka Soomalia
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad oo ka hadlayay Shirka Golaha Guud ee Qaramada Midoobey ayaa ugu baaqay Golaha Ammaanka in cunaqabateynta hubka...
duleedka Beledweyne:Ciidamada dowladda iyo AMISOM oo duulaan ku qaaday deegaano dhaca
Wararka ka imaanaya magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ciidamada xoogga dalka iyo kuwa AMISOM ay saaka duulaan ku qaadeen deegaano ay...
kaddib kulankii baaqday ee Arbacadii,Xildhibaanada Golaha Shacabka oo maanta kulmaya,
Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ayaa maanta oo Sabti ah yeelanaya kulankooda caadiga ah, iyagoo mar kale ka doodaya dib u eegista Xeer...
Hiran:Yuusuf Dabageed oo digniin u diray dadka reer Hiiraan ee u Dacwad taga Maxkamadaha...
Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Xagar (Yuusuf Dabageed) ayaa uga digay dadka reer Hiiraan inay u dacwad doontaan Maxkamadaha Al-Shabaab.
Yuusuf Dabageed oo...
Kenya:Faarax Macalin oo si kulul u eedeeyay Mareykanka kuna tilmamay inuu xado Macdanta...
Siyaasiga Faarax Macalin Dawaara ayaa ku eedeeyay Mareykanka inuu si qarsoodi ah u xado Macdanta Soomaaliya, iyadoo diyaarado xamuul ah habeen kasta ka qaadaan...
DAAWO Hay”ada Culumada Somaliyeed Oo Maanta Kahadashay Dhaxadii Muqdisho Maxay Shegeen Hoos Ka Daawo
Hay”ada Culumada Somaliyeed Oo Maanta Kahadashay Dhaxadii Muqdisho Maxay Shegeen
RIIX HALKAAN Ka Daawo