Monday, December 15, 2025

Aqriso: Taariikh Nololeedka Farmaajo, Madaxweynaha JFS ee la Doortay

Muqdisho(INO)-Maxamed Cabdulahi Farmaajo waxaa uu dhashay March 1962, Waxaa uu ku dhashay magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka. Waxbarasho: Dugsi Hoose:  1-da Luulyo, Forta Sheekh. 1978: Dugsiga dhexe:...

Diyaarado Dagaal & Al Shabaab oo Isku Jilbo Dhigtay Xalay Deegaanka..

Baardheere(INO)- Dagaal Xoog leh ayaa waxa uu xalay dhexmaray Ciidanka Dawlada Kenya iyo Dagaalamayaal Katirsan Ururka Al Shabaab kuwaasi oo isku Jilbo Dhigtay Deegaano...

Daawo: Shan jir Suuriyaan ah oo soo jiitay dareenka bulshada caalamka

Allepo(INO)- Shan jir u dhashay Wadanka Suuriya, ayaa soo jiitay dareenka bulshada caalamka, ka dib markii barraha bulshada lagu baahiyay muuqaalo muujinaayo dhaawac habeenkii...

Dhageyso: Faroole: “Shaydaanul Jinni & Insi ayaa wada dagaalka Gaalkacyo”

Garowe(INO)- Madaxweynihii hore ee Puntland Cabdiraxmaan Maxamed Faroole ayaa maanta isaga oo ku sugan Garoowe ka hadley dagaalka socdey tan iyo bilowgii bishii Oktoobar...

Musharixiinta guddoonka aqalka sare oo maanta khudbado jeedinaya

Muqdisho(INO) – Maanta oo Sabti ayaa lagu wadaa in musharixiinta u taagan xilka guddooka aqalka sare khubado ka hor jeediyaan xildhibaannada aqalkaas sida cad...

Mareykanka oo sheegay in duqeyn ku dileen sarkaal sare oo ka tirsan Al-shabaab

NY(JINO)— Dowladda Mareykanka ayaa ka hadashay duqeyn Isniintii lasoo dhaafay ka dhacday gobolka Jubbada Dhexe, waxaana duqeyntaasi Mareykanka uu sheegay in sarkaal sare lagu...

Faah Faahin: Weerar culus oo ka dhacay Degmada Qoryooleey

Qoryooleey ( INO)-Weerarkaan oo ay fuliyeen dagaalamayaal Hubeysan kana tirsan Al Shabaab ayaa lagu qaaaday Bartamaha degmada Qoryooleey ee xarunta Gobolka Shabeelaha Hoose. Sida ilo...

DEG DEG: Qaraxyo is xigxiga oo goordhow ka dhacay Degmada Buurhakaba Ee Gobolka Bay

Buurhakaba(INO- War goordhow naga soo gaaraya Gobolka Bay, ayaa sheegaya in halkaasi uu ka dhacay Qaraxyo aad u xoogan oo inta badan laga wada...

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow “Baaritaanka socda wixii kasoo baxa ayaan la wadaagi doonaa shacabka”

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo ah Guddoomiye ku-xigeenka Guddiga Arrimaha Gudaha iyo Amniga ee Golaha Shacabka ayaa ka hadlay isla xisaabtanka ay Guddiga ku...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Yuusuf Garaad oo maanta la ga filaayo in uu ...

Idalenews-Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar ayaa maanta lagu wadaa inuu hortago Xildhibaanada Golaha shacabka, kaddib markii laga geeyay mooshin talo soo jeedin...

Daawo: Musharax Prof. Jawaari Oo 10,000 Ugu Yaboobay Guddiga Gurmadka Abaaraha

Muqdisho(INO)- Guddiga abaaraha Qaranka ayaa bilaabay kulamo ay la yeelanayaan, musharixiinta Mas’uuliyiinta dowladda iyo Ganacsatada, kuwaasi oo ay ujeedoodu ay tahay in ay ka...

Dhageyso: Wafdi Soo Canaanta Axmed Madoobe oo QM u Direyso Kismaayo

Kismaayo(INO)- Maamulka Jubbaland ayaa waxa loo dirayaa sida la sheegay Mas’uuliyiin katirsan Qaramada Midoobeey kuwaasi oo kala hadli doona Arimo Xasaasi ah. Saraakiil katirsan Hay’ada...

Wasiir Juxa XDF iyo Madaxweyne Axmed Madoobe oo Goordhow daah furay shirka dhismaha Golayaasha...

Idalenews: Home WARARKA GUDAHA WAR DEG DEG:- Wasiir Juxa iyo Madaxweyne Axmed Madoobe oo Goordhow daah... WARARKA GUDAHA WAR DEG DEG:- Wasiir Juxa iyo Madaxweyne...

RW CC oo tilmaamay waxa uu qaban doono Guddi cusub oo loo magacaabay howlaha...

muqdisho (INO)-Ra’isul wasaaraha Xukuumada Somalia Cumar C/rashiid Cali ayaa mar kale ka hadlay arrimaha la xiriira doorashooyinka la filaayo in dhawaan ay ka dhacaan...

Dhageyso: Mursal ” Go’aanka GXKH Waa Mid Siyaasadeysan, Mana Quseeyo, Natiijadu Sideeda Ayey Ahaaneysa”

Baydhabo(INO)- Iyadoo maanta guddiga xalinta khilaafaadka doorashooyinka ay soo saareen liiska xildhibaanno la joojiyay natiijadoodii doorasho, ayaa dhinaca kale waxaa arintan durbaba jawaab ka...

Topnews:X/Arrimaha Dibadda Mareykanka oo booqanaya dalalka deriska la ah Soomaaliya

Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka Rex Tillerson ayaa booqasho ku kala bixin doona dalal ka tirsan Qaaradda Afrika, si uu u xoojiyo cilaaqaadka iyo iskaashiga...

Shaqaalihii Hore Ee Bank-ga Dhexe Oo ka Cabanaya Amar Guryahooda Looga Saarayo

Muqdisho ( INO)-18 07 2016 ayaa go’aan ka soo baxay Maxkamada Sare ee dalka waxaa lagu cadeeyay, laguna go’aamiyay in shaqaalihii hore ee Bangiga...

Dhageyso: Suldaan Sheegay In Axmed Madoobe Uu Dadkiisa Ka Xaaqay Magaalada Kismaayo.

Mid kamid ah Odayaasha dhaqanka oo kasoo jeeda deegaanada gobolka J/hoose  oo lagu magacaabo suldaan Cumar Gaabow ayaa warbaahinta u sheegay in Maamulka Axmed Madoobe...

Guddoomiyaha Baarlamaanka Oo si Caro leh U sheegay inaysan Udulqaadan doonin hanti Dowladeed Oo...

Gudoomiyaha Baarlamaanka Somaliya Prof. Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari, ayaa waxa uu dhaliilo xoogan u jeediyay Golaha Wasiirada ee Xukuumada, ka dib markii uu ku...

Dhageyso:-Maamulka Hiiraan oo lagu eedeeyey dhibaateynta Shacabka

Mid kamid ah odayaasha dega magaalada Baledweyne ee gobolka Hiraan ayaa u sheegay Idaacada Mustaqbal in ciidamo ka amar qaata maamulka gobolka ay isbaaro...

Stay connected

20,832FansLike
2,508FollowersFollow
14,700SubscribersSubscribe
- Advertisement -

Latest article

Labada Kuuriya oo dib u soo celiyey isticmaalka khadkii taleefoonada

Idalenews (INO)-Kuuriyada Woqooyi iyo Kuuriyada Koonfureed ayaa dib u soo celiyey isticmaalka isgaarsiinta ee khadka taleefoonada,iyagoo  isweydaarsaday wadahadaladoodii ugu horreeyay tan iyo...

Madaxwayne Farmaajo Iyo Wafdi uu hogaaminayo oo Addis ababa safar ugu baxay

Idalenews (INO) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mohamed Abdullahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka u u ambabaxay magaalada Addis Ababa...

Ra’iisul Wasaare Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u dhoofay dalka Qatar

idalenews (INO) Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa u dhoofay magaalada Doha ee dalka Qatar maanta...