XFS oo War kasoo saartay Go’aanka ay ka gaareyso Xiriirka Imaaraadka
War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya aya lagu sheegay in dowladda Soomaaliya ay ka shaqeyneyso sidii xiriirka dowladaha Soomaaliya iyo Imaaraadka lagu...
Kheyre oo si kulal ula hadlay Taliyaha & Saraakiisha Booliska
Ra’isul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Somalia Xasan Cali Kheyre, ayaa xalay kulan la qaatay Saraakiisha Ciidanka Booliska.
Kulanka ayaa waxaa goob joog ka ahaa Taliyaha Ciidanka...
Naciimo Abwaan Qorane oo laguxukumay saddex Sanno
Maxkamadda magaalada Hargeysa ayaa saddex sano oo xabsi ah ku xukuntay Naciimo Abwaan Qorane oo ah gabar qoraa oo caan ka ah braha bulshada.
Maxkamadda...
W/dowlaha Arrimaha Gudaha oo ku guuleystay doorashadii Kursiga Xildhibaannimo
Wasiiru dowlaha Arrimaha Gudaha C/llaahi Faarax Wehliye ayaa ku guuleystay doorashada Kursiga Xildhibaanimo ee Golaha Shacabka, kaasoo goor dhoweyd ka dhacday magaalada Dhuusamareeb.
Doorashada Kursigan...
XFS oo xayiraadii dhanka safarada ka qaaday Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa laga qaaday xayiraadii ka saarneyd dhaka safarada, kaddib markii horay Xeer Ilaalinta ay ku soo oogtay dambi qiyaano qaran...
Digaal 3 aduunka oo qariib ah in uu bilaawdo
Wasaaradda Difaaca Dalka Ruushka ayaa war ka soo saartay weerarka saaka Mareykanka iyo Xulafadiisa ay kula jarmaadeen dalka Syria.
Warbixin war yar ka hor ay...
Wafti balaaran oo u xil saran dib u eegista Dastuurka oo gaaray Kismaayo iyo...
Labo wafdi oo ka socday Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Soomaaliya, Guddiga La-socodka Dib-u-eegista Dastuurka ee Labada Aqal iyo Guddiga Madaxabanaan ee Dib-u-eegista iyo...
xilka ka qaadis:Taliyeyaasha Nabadsugida Gobolka Hiiraan iyo degmada Beledweyne oo
Maamulka Hirshabeelle ayaa is bedel maamul iyo mid amni oo lagu sameynayo maamulka Gobolka Hiiraan iyo kan degmada, iyadoo shalay wareegto ka soo baxday...
Mudane Maxamed Cabdullahi Farmajo oo si horay loo arag u gu xumaaday dhalinyaradii laqarxiyay...
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa muujiyay sida uu uga xun yahay qarixii shalay galab Al-shabaab ku dileen dhallinyaro ku sugnaa garoon lagu...
Baydhabo: $15 kun oo lagu abaal mariyay Sarkaal ka soo goostay Al-Shabaab
Maamulka Koofur Galbeed ayaa abaal marin lacageed oo gaareysa $15,000 guddoonsiiyay Sarkaal ka soo goostay Al-Shabaab, kaasoo wada hadal la furay maamulka, ka hor...
Maxey galab sadeen dalinyaradda garonka kubada ku ciyaaraaye ee Al-shabaa ay Qarxiyeen
Qarax miino dhulka lagu aasay ah ayaa galabta ka dhacay garoon ku yaal Magaalada Baraawe oo lagu ciyaarayey ciyaar kubada cagta ah oo sami-finaal...
Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo si kulul uga hadlay qaraxii ka dhacay Baraawe
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi “Farmaajo” oo xalay la hadlayay Xildhibaannada labada aqal ee Baarlamaanka ayaa muujiyay sida uu uga xunyahay qarixii...
Shariif Xasan oo xilka ka qaaday Taliyihii Nabadsugidda
Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa xilka qaaday Taliyihii Nabad Sugidda Gobolka Bay Ibraahim Isgoowe Ibraahim.
Wareegtada xilka loogaga qaaday taliyaha...
Jawaari oo si rasmi ah is casilaadiisa uga hor dhawaaqay Baarlamaanka
Guddoomiyaha xilka ka sii dagaya ee golaha shacabka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa jeediyay Khudbaddii ugu dambeysay ee isaga oo guddoomiye ah uu...
Jawaari oo maanta Baalamaanka ka hor-jeedin doona istiqaaladiisa
Guddoomiye Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaaro oo xilka ka degaya ayaa maanta la filayaa in warqadiisa istiqaalada uu ka horjeediyo kulanka baarlamaanka.
Xildhibaanada ayaa xalay lagu...
XFS oo maanta si buuxda ula wareegeysa Ciidamada Imaaraatka u tababareen
Wasaarada Gaashaandhiga Xukuumada Soomaaliya ayaa maanta si buuxda ula wareegeysa Ciidamada Milatariga ee tababareen dowlada Imaaraatka Carabta.
Waxaa maanta la filayaa in xarunta Wasaarada Gaashaandhiga...
deg deg: Murankii ka taagnaa kulankii Baarlamaanka ee hadal jeedinta Guddoomiye Jawaari oo la...
Waxaa la xaliyay muran ka taagnaa kulankii Baarlamaanka ee maanta lagu waday in Guddoomiyaha xilka ka degaya Jawaari uu khudbad ka jeediyo, kaddib markii...
Dhagxaantii lagu gooyay jid-ka Wadada Warshadaha
Waxaa markii u horeysay dhagxaanta lagu xiro jidadka lagu arkay Wadada Warshadaha, iyadoo baro koontarool oo lagu sugayo amniga ay ka sameysteen ciidamada loo...
XFS oo ku gacan seyrtay cambaareyntii uga timid dowlada Imaaraadka Carabta
Dawladda Soomaaliya ayaa ku gacan sayrtay cambaarayn uga timid dhinaca dalka Imaaraadka Carabta oo la xiriritay lacagtii ciidamada amnigu ay ku qabteen garoonka diyaaradaha...
Shirkii Baarlamaanka ee qorshihiisa ahaa hadal jeedinta Jawaari oo baaqday iyo muran ka taagan….
Kulankii maanta oo Arbaco loo balansanaa in Guddoomiyihii is casilay Maamed Sheekh Cismaan Jawaari uu ka jeediyo Fadhiga Baarlamaanka ayaa baaqday, iyadoo uu soo...