Ururka COMESA:Soomaaliya Oo Sanado badan kadib Loo Ogolaaday In Ay Ku Biirto
Maamulka ururka ganacsiga ee dalalka bariga iyo koofurta Afrika ee COMESA ayaa lagu wadaa in ay si rasmi ah u soo dhaweeyaan bisha June...
Wasiirka Amniga XFS oo ku dhawaaqay in Garoowe lagu qaban doono shir amniga...
Magaalada Garoowe ee xarunta Dowlada Goboleedka Puntland waxaa lafilayaa in dhawaan uu ka qabsoomo shir looga hadlayo amniga dalka kaasi oo ay isugu imaanayaan...
war xasaasi ah: Wasiir ka tirsan Xukuumadda Xasan Cali Kheyre oo Todobaadkan...
Warar hoose oo aan ka helnay mas’uuliyiin ka tirsan Xukuumada Somalia, ayaa sheegaya in is casilaad uu ku dhawaaqi doono Wasiirka Gaashandhiga Xukuumada Somalia Maxamed Mursal Sheikh C/raxmaan.
Wararku waxa...
Wasiir Cawad “Dalal dhowr ah ayaa na dhex dhexaadinaya anaga iyo Imaaraadka”
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa ka hadlay xiisada siyaasadeed ee Soomaaliya iyo Imaaraadka, isagoo meesha ka saaray inuu jiro wax heshiis ...
Guddiga doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomalia oo maanta lagu dhawaaqayo
Guddiga qaban qaabada ee doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka ayaa maanta lagu wadaa in lagu dhawaaqo, iyadoo maanta Xildhibaanada Golaha Shacabka ay yeelan doonaan kulankooda caadiga...
Muudey “Dastuurkii saxda ahaa ee ay ansixiyeen Ergadii Soomaaliyeed waa la xaday”
Kusimaha Guddoomiyaha Golaha Shacabka ahna Guddoomiye kuxigeenka 1aad C/weli Ibraahim Sheekh Muudey ayaa sheegay in Dastuurka hadda lagu dhaqo dalka uusan aheyn kii saxda...
warxasaasi ah:Imaaraadka Carabta oo gaadiidka ciidamada iyo kuwa aan xabadaha karin kala baxay Xerada...
Imaaraadka Carabta ayaa ku guda jira geeddigii ugu dambeeyay oo uu dhamaan wixii agab ee ka yaalla Xerada Tababarka Ciidamada ee Jen. Gordon uu...
Erdogan oo ku dhowaaqay doorasho deg-deg ah bisha June
Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa ku dhowaaqay doorasho Madaxweyne iyo mid baarlamaan oo waqtigeedii laga soo hormariyay in ay dhacdo 24ka June...
Proff Saalim Caliyow Ibrow oo isku soo sharaxay xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka
Wasiirka Macdanta iyo Kheyraadka Biyaha Prof. Saalim Caliyow Ibrow ahna Xildhibaan Baarlamaanka dhawaaqay inuu yahay musharax u taagan xilka Guddoomiyaha Golaha Shacabka, kaddib shir...
war xasasi ah:Mike Pompeo oo Safar horey aan loo shaacinin ku tagay Kuuriyada...
Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee dalka Maraykanka sidoo kale ahaa Madaxa CIA Mike Pompeo ayaa la ogaaday in booqasho qarsoodi ah ku tagay dalka Waqooyiga...
Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo ku dhawaaqay in dib loo howl gelinayo Kulliyadii Jaalle...
Madaxweynaha dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo ay weheliyaan abaanduulaha Ciidanka Xoogga Dalka Jeneraal Cabdillaahi Cali Caanood, Taliyaha Ciidanka Asluubta S/Guud....
Kismaayo :Ciidamo Boolis ah oo si gaar ah u tababaran oo ka socda...
Ciidamo Boolis ah oo ka socda dalka Seirra Leone oo shalay soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa la geeyay magaalada Kismaayo, kuwaasoo qeyb ah howl galka...
Muqdisho:Hey’adda Culimada oo ka digay Bandhig faneedyo lagu qabanayo
Hey’adda Culimada Soomaaliyeed ayaa digniin ka soo saaray bandhig faneedyo lagu wado in 20-ka bishan lagu qabto magaalada Muqdisho, iyagoo ku baaqay in la...
Putland: Gaas “Lacagtii lagu qabtay Muqdisho, 3.6 milyan waxaa loogu tala galay Ciidamada Puntland”
Madaxweynaha Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa sheegay in lacagtii 8-dii bishan lagu qabtay garoonka diyaaradaha Muqdisho qeyb ka mid ah loogu tala galay...
Sheekh Aadan Madoobe oo ku dhawaaqay inuu yahay mid xilka Musharax Guddoomiye Baarlamaan...
Aadan Maxamed Nuur (Sheekh Aadan Madoobe) oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa shir jaraa’id uu goor dhow qabtay waxaa uu ku dhawaaqay...
Qatar oo gaadiid ku wareejisay dowladda Soomaaliya
Dowladda Qatar ayaa gaadiid casri ah ku wareejisay dowladda Soomaaliya, kaasi oo loogu talo galay in lagu dardar geliyo adeegyada kala duwan ee dadweynaha...
Dalka Suuriya: Safiirka Mareynkanka ee Qaramada Midoobay Nikki Haley,ayaa sheegtay in Ciidamada Mareynkanka aysan...
Sida ay sheegtay Haley,Saddexda ujeedo ee ay tahay inuu Mareynkanka ka gaaro xaaladda Suuriya si uu ciidamadiisa ugala baxo waxay tahay marka hore in...
Mudane Maxamed Cabdullahi Farmajo oo dalka dib ugu soo laabtay kaddib ka qayb-galkii Shirkii...
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qeyb galay shir-madaxeedka dalalka xubnaha ka ah Jaamacadda Carabta oo ka dhacay magaalada Al-Dahraan...
war xasaasi ah: Maxaa saka ka soo kordhay Xaruunta Xalane ee AMISOM iyo...
Warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in Taliska Ciidamada AMISOM ee magaalada Muqdisho uu amar dhanka galitaanka ah kasoo saaray Xarunta Xalane ee magaalada Muqdisho.
Taliska ayaa la xaqiijiyay inuu...
Shirka Jaamacadda Carabta oo la soo gaba gabeeyay iyo war murtiyeed laga soo saaray
Shir madaxeedka 29aad ee Jaamacadda Carabta ayaa lagu soo gaba gabeeyay magaalada Damaam ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya, iyadoo laga soo saaray war murtiyeed ka...