Tuesday, April 22, 2025

Daawo Wasaaradda Garsoorka iyo Cadaaladda Mamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Xafiis Cusub Ka furatay...

 Wasaaradda Garsoorka iyo Cadaaladda Mamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Xafiis Cusub Ka furatay magaalada Xudur ee Gobalka bakool. HOOS KA DAAWO MUQAALKA https://www.youtube.com/watch?v=cb0CAHJ17zI&feature=youtu.be  

Guusha Xulka 17-jirada Soomaaliya oo 1-0 kaga adkaaday Uganda oo Soshal mediha dhax...

Xulka 17-jirada Soomaaliya ayaa galabta 1-0 kaga adkaaday Ugandha. Ciyaarta ayaa ku soo idlaatay qaybtii hore bar-baro , Xulka Yugandha oo rigooro helay ayaa waxaa...

Dhageysiga barnaamijka siyaasadda musharixiinta xilka guddoomiyaha oo maanta la soo geba gebeynaayo

Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa lafilayaa in maanta ay soo geba gebeeyaan dhageysiga khudbadaha musharixiinta u taagan xilka guddoomiyaha Golahaasi. Xubnaha...

Hubinta tayada Shaqaalaha ee Xukumadda Federalka Soomalia oo dardargalin ku socoto

Waxaa haatan bilowday Barnaamij lagu tira koobayo shaqaalaha dowladda, kaasi oo ah mid xukuumadda Soomaaliya ay ku doonayso inay ku tirikoobto islmarkaana ay ku...

Shirkadda SKA: XFS oo Go’aan lama filaan ah ka qaadatay heshiiskii ay la gashay

Dowlada federaalka Somalia ayaa ka baxday heshiis ay dhowaan la gashay shirkadda SKA ee dalka Imaaraadka Carabta. Qoraal ka soo baxay caawa Wasaarada warfaafinta Somalia...

Tirada lacagta kasoo xarootay Diiwaan galinta Musharaxiinta G/Golaha Shacabka

Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo lagu wado in la doorto 30-ka bishan waxaa isku soo sharaxay  11-Musharax , Musharaxiinta ayaana dhamaantood isku diiwaan galiyay in...

Musharaxiinta Xilka Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Maanta Khudbado jeedin doona

Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta dhageysan doona Khudbado waxqabadkooda ay kusoo bandhigayaan qaar ka mid ah Musharaxiinta u tartamaya Xilka Guddoonka Golaha...

Faarax Macalin oo si Kulul u weeraray Mucaaradka Dowlada Somalia

Siyaasiga Faarax Macalin marna soo noqday afhayeenka Baarlamaanka Kenya ayaa si kulul u weeraray siyaasiyiinta mucaaradsan dowladda Soomaaliya ee xiriirka la sameynaya dowladdaha shisheeye. Faarax...

Kenya oo Go’aan Culus dul dhigtay Siyaasiga C/raxman C/shakuur

War goordhow soo baxay ayaa sheegaya in Dowlada Kenya ay xadiday dhaqdhaqaaqa Siyaasiga mucaaradka ah Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur oo iminka ku sugan magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya. Dowlada Kenya ayaa...

BEESHA BILAN DACWA KADHAN SHARIIF XASAN IYO WALAALKII

Baaqaan beesha sharafta leh Ummatu Dacwa ay imikadan soo saartay  Shariif Maxamed oo labaduba hankoodu yahay inay gacanta ku dhigaan kursiga gudoonka baarlamanka federaalka Jamhuuriyadda...

Palestinian boy 12-year-old shot by Israeli forces loses leg

Doctors have amputated the leg of a Palestinian boy whose image went viral after he was shot by Israeli troops in the Gaza border...

warxasaasi ah:Mareykanka oo shaaca ka qaaday tirada askarta Al Shabaab iyo Daacish ee...

War kasoo baxay milaariga dalka Mareykanka ayaa lagu sheegay in dagaalyahanada kooxda Al Shabaab ay gaarayaan 4-Kun ilaa 6-kun oo dagaalyahan, kuwaa oo ku...

Jowhar: Wabiga Shabelle oo ku fatahay deegaano dhoor ah gobolka Sh/dhexe

Wabiga Shabelle ayaa ku fatahay deegaano ka mid ah degmada Jowhar xarunta dowlad goboleedka Hirshabelle iyadoo fatahaadaasna ay saameyn ku yeelatay boqolaal qoys oo...

Codsiga Diiwaan gelinta Musharaxiinta u taagan xilka Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo maanta ku eg

Waxaa maanta oo Talaado ah ku eg diiwaan gelinta Musharaxiinta u taagan xilka Guddoomiyaha Golaha Shacabka, iyadoo guddiga qaban qaabada doorashada uu ku dhawaaqay...

Kheyre oo ka hadlay sababta Madaxweynaha ugu guuray Wasaaradda Gaashaandhigga

Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay wado qorshaha dib u yagleelida iyo dhismaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed, si labada...

Wasiir Ibraahim Isaaq Yarow oo iska casilay xilkii Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta

Ibraahim Isaaq Yarow oo ka mid ah Musharaxiinta u taagan xilka Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa ku dhawaaqay inuu buuxiyay shuruudii Guddiga qaban qaabada doorashada,...

General Gorod oo ka hadlay dagaal ka dhacay xerada General Gorod

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya Janaraal Cabdiweli Jaamac Gorod ayaa sheegay in gacanta lagu soo dhigay askartii ka tirsanayd Xerada Jeneraal Gordan ee isku...

G/Baarlamaanka Hirshabeelle oo ka digay khilaaf iyo is qabqabsi sababa burbur

Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle Sheekh Cismaan Barre ayaa ka digay khilaaf iyo is qabqabsi sababa burbur ku yimaada maamulka, isagoo ku baaqay in gacmaha la...

Waa maxay Shuruud lagu xiray Wasiirada isku soo sharaxay xilka Gudoomiyaha Golaha Shacabka?

Waxaa dhawaan la filayaa in magaalada Muqdisho lagu doorto Gudoomiyaha golaha Shacabka , kadib markii uu xilkaasi iska casilay Gudoomiyihii hore ee golaha Shacabka...

Stay connected

20,832FansLike
2,508FollowersFollow
14,700SubscribersSubscribe
- Advertisement -

Latest article

Labada Kuuriya oo dib u soo celiyey isticmaalka khadkii taleefoonada

Idalenews (INO)-Kuuriyada Woqooyi iyo Kuuriyada Koonfureed ayaa dib u soo celiyey isticmaalka isgaarsiinta ee khadka taleefoonada,iyagoo  isweydaarsaday wadahadaladoodii ugu horreeyay tan iyo...

Madaxwayne Farmaajo Iyo Wafdi uu hogaaminayo oo Addis ababa safar ugu baxay

Idalenews (INO) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mohamed Abdullahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka u u ambabaxay magaalada Addis Ababa...

Ra’iisul Wasaare Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u dhoofay dalka Qatar

idalenews (INO) Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa u dhoofay magaalada Doha ee dalka Qatar maanta...