Madaxweynaha Dalka Rushka Mr Putin oo oo kusoo biiray loolanka Geeska Afrika
Russia waxa ay ku biirtay liiska dalalka ay ka go’an tahay in ay cagta la helaan qeyb ka mid ah Badda Cas. Kulan ay...
war xasasi ah: Isbedal cusub oo lagu sameeyay Diblomaasiyiinta Safaradda Somalia ee Sudan ee...
Gudaha safaaradda Suudaan waxaa ka dhacday munaasabad ay xilka ku kala wareegayeen sii hayihii hore ee Safaaradda Suudaan Axmed Ibraahim (Buurfuule), wuxuuna xilka wareejiyay...
Baydhabo:Guddiga doorashooyinka oo faahfaahin kabixiyay xiliga la qabanayo kuraasta kabanaan Maamulkaas
Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka ayaa ka hadlay doorasho dhawaan la filayo inay ka dhacdo magaalada Baydhabo ee gobolka Baay.
Doorashada ka dhaceyso magaalada Baydhabo...
Kismaayo:Shirar gaar gaar ah oo kasocdo M/Jubaland iyo Shirkii oo maalintii labaad galay
Magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose waxaa ka socdo shirka madaxda maamul goboleedyada oo galay maalintiisii labaad.
Shirkaasi ayaa ka furmay magaalada Kismaayo maalintii shalay,...
Video Axmed Madoobe”Dowladda dhexe way ku fashilantay Suggidda ammaanka
Axmed Maxamed Islaam, madaxweyaha Jubbaland ayaa furay shirka madaxda dowlad goboleedyada oo ka duwan shirarkii hore ee ay yeelan jireen madaxda maamulada.
Axmed Madoobe, oo...
Video:-Ra’iisal Wasaare Kheyre iyo Wafdi La Socda oo Gaaray Magaalada Baydhaba
Ra’iisal Wasaaraha Somaliya Xasan Cali Khayre iyo wafdi la socda ayaa maanta gaaray Magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya.
Wafdiga Ra’iisul Wasaaraha...
VIDEO Sidee ayuu u qabsoomay kulanka FARMAAJO iyo dhigiisa dalka Shiinaha?
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wada hadallo la yeeshay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha Xi Jinping.
Wadahadallani waxa ay hordhac u yihiin Madasha...
Video Ardayda Jaamacada Upper Jubba Ee Dhameystey Waxbarashadda Heerka 1aad Oo Difaacday Buugoogi Qalin-Jabinta
Baydhabo(Wadani News24)- Waxa Maanta Ardaydii Ugu Horeysay Ee QalanJabinysa Jaamacadda Upper Jubba Ee Magaalada Baydhabo Loo Qabtey xaflad ay ku difaanacayaan buugoogi qalin-jabinta shahaadada...
Daawo Maamulka Xudur Oo Isku Shaandhayn Ku Sameeyay Xafiisyada Dowladaha Hoose
Gudoomiyaha maamulka degmada Xudur ee xarun gobaleedka gobalka Bakool Maxamed Macalin Axmed ayaa waxaa uu ka warbixiyay xaaladda guud iyo waxqabadka maamulkiisa mudada sagaalka...
Video Xildhibaanno ka Tirsan Beelaha Digil & Mirifle oo Eedeyntii Cusleyd u Jeediyey Dowladda...
Xildhibaano ka tirsan labada aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa dowladda uu hoggaamiyo Madaxweyne Farmaajo ku eedeeyay inay ku fashilantay howlihii loo igmaday.
Xildhibaannadan oo...
DAAWO GABADHII UGU HORAYSAY LAGA DHIGO SAREYE GAAS TELIYA KU XIGEENKA BOOLISKA DFS
GABADHII UGU HORAYSAY LAGA DHIGO SAREYE GAAS TALIYE KU XIGEENKA BOOLISKA DOWLADA FADARAALKA SOOMAALIYA ,
HOOS KA DAAWO MUQAALKA
https://www.youtube.com/watch?v=jrdyl0vJ1G0&feature=youtu.be
DAAWO SHACABKA MAAMULKA DEGMADA WAAJID AYAA SOO DHOWEEYEY DUULIMAADKA SHIRKA MAANDEEQ
DAAWO SHACABKA MAAMULKA DEGMADA WAAJID AYAA SOO DHOWEEYEY DUULIMAADKA SHIRKA MAANDEEQ
HOOS KA DAAWO MUQAALKA
https://www.youtube.com/watch?v=RXNdhYNLf6E&feature=youtu.be
DAAWO HOWLGAL KA DHAN AH NABAD DIIDKA OO KA BILOWDAY DEGAANKA KGS
HOWLGAL KA DHAN AH NABAD DIIDKA OO KA BILOWDAY DEGAANKA KOOFUR GALBED SOOMAALIYA GAAR AHAAN GOBALKA BAY
HOOS KA DAAWO MUQAALKA
https://www.youtube.com/watch?v=4l79gEGFUlw&feature=youtu.be
Video Habka Electarooniga ee Maareynta Dacwadaha oo La Daahfuray
Munaasabad Ballaaaran oo lagu daah furayay Habka Electroniga ee dacwadaha uu hir geliyaay Xafiiska Xeer- ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa lagu qabtay Xarunta Xafiiska Xeer-ilaaliyaha...
Video:-Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Prof. Jawaari oo War kasoo saaray Doorashada K/Galbeed [Daawo]
Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) ayaa farriin u diray dadka K/Galbeed ee Soomaaliya oo dhowaan ay ka dhaceyso doorashada...
DAAWO WAREYSI XASAASI AH SHAMSO MURSAL OO RUNTA U SHEEGTAY MUSAHARAX DOWLAD GOBALEEDKA KGS...
IDALENEWS ONLINE-- WAREYSI XASAASI AH SHAMSO MURSAL OO RUNTA U SHEEGTAY MUSAHARAX DOWLAD GOBALEEDKA KOONFUR GALBEED SOOMAALIYA SHARIIF XASAN SH AADAN.
HOOS KA DAAWO MUQAALKA
https://www.youtube.com/watch?v=fF-DAEsMkFA
War culus DAAWO: SHIR AY MAANTA MUQDISHO HOTEL XAAWO TAAKO ISUGU YIMAADEEN XILDHIBAANADA LABADA...
WADANINEWS24: SHIR AY MAANTA MUQDISHO HOTEL XAAWO TAAKO ISUGU YIMAADEEN XILDHIBAANADA LABADA AQAL EE KA SOO JEEDA BEELWEYNTA DIGIL IYO MIRIFLE AYAA WAXA AY...
VIDEO Magaalada Baydhabo Oo Maanta Laga Sameeyay Olole Nadaafadeed.
Masuuliyiin isugu jirta Maamulka demada Baydhabo iyo kan gobalka Baay ayaa maanta waxaa ay olole nadaafadeed oo dib loogu soo celinaayo bilicda ay ka...
DAAWO SHACABKA MAGAALADA XUDUR OO GURMAD CIIDAN U SAMEYNAYAA
XUDUR SHACABKA MAGAALADA XUDUR OO GURMAD CIIDAN U SAMEYNAYAA,
HOOS KA DAAWO MUQAALKA
https://www.youtube.com/watch?v=MG3Yfcm9S5M&feature=youtu.be
DAAWO ISBITAALKA MAGAALADA BAYDHABO OO LA GAARSIIYEY GERGAAR DEG DEG AH
ISBITAALKA MAGAALADA BAYDHABO OO LA GAARSIIYEY GERGAAR DEG DEG AH SOOGAARSIYEEN WASAARADA MAAMULKA KGS
HOOSKA DAAWO MUQAALKA
https://www.youtube.com/watch?v=SWald1MhGwo&feature=youtu.be