maxaa kajiraa in dib loo furaya xadkii dhulka ee labadaas dal
Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed iyo Madaxweynaha Eritrea Isaias Afwerki ayaa booqanaya aagga Bure oo ka mid ahaa deegaan horay labada dal ugu muransanaayeen,...
Deg deg: X/Aqalka Sare oo qaadacay ka qeyb galka Munaasabaddii furitaanka Kalfadhiga 4aad ee...
Xildhibaanada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa diiday in ay ka qeyb galaan Furitaanka kala Fadhiga Afraad ee Baarlamaanka Soomaaliya, kaasoo hadda Munaasabadiisa...
Qaraxa lala beegtay afafka hore ee Degmada hodan
Fff
Guud ahaan xarunta degmada Hodan ayaa burburtay ka dib Qarax xooggan oo loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay, kaasoo ku qarxay xarunta...
Degmooyinka Balcad:Saldhigyo Alshabaab oo saka ciidamada Dowlada xoog ku burburiyeen
Wararka naga soo gaaraya inta u dhaxeysa Degmooyinka Balcad iyo Afgooye ee Gobolka Shabeellaha hoose ayaa sheegaya in Ciidamada dowladda ay la wareegeen degaanno...
madaxweynaha M/konfur Galbeed oo Baaq lama filaan ah u diray Reer Koofur Galbeed “Difaacda...
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh ayaa eedeyn u jeediyey dowladda Federaalka Soomaaliya,isaga oo sheegay inaysan raali ka aheyn in dalkaan...
muqdisho:Kalfadhiga 4aad ee Baarlamaanka Federalka Labada Aqal oo maanta furmaya
Waxaa maanta la filayaa inuu furmo Kalfadhiga 4aad ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya, kaasoo labadii bilood ee la soo dhaafay fasax ku maqnaa.
Munaasabadda...
Video:-Shariif Xasan Sheekh Aadan”Shirkii Kismaayo Guul Ayuu Kusoo Dhamaadey
Kadib shirkii Golaha iskaashiga Dowlad Gobaleedyada oo kismaayo lagu soo gaba gabeyey ayaa soo dhaweyn u ekeyd Midii ugu danbeysey oo loo sameeyo Shariif...
VIDEO Madaxda dowlad Goboleedyadda oo ku gacan seeray casuumadii (Twitter) ee Farmaajo?
Shariif XASSAN iyo Axmed Madoobe oo Maanta si wadajirka ugu eedeeyey Dowlada Farmaajo wax ka qabasho La’aanta Shabaab
Madaxda dowlad Gobleedyadda oo caawa xafaladdii sagootinta...
Daawo Muqaalka Wartmurtiyeedka Shirka Kismaayo ee xiriirka dowladda lagu hakiyay
Saddexdii cisho ee la soo dhaafay ayaa Magaalada Kismaayo waxaa ka socday Shirkii Golaha Iskaashiga dowlad Goboledyada dalka ka jira, kaasi oo maanta la...
war xasasi ah:Madaxda Dalka oo Kalsooni ku qaba in ay ka Guuleysankaraan Shariif...
og gaara oo ay heleyso Wakaalada Hiiraanka.com ayaa sheegeysa in Madaxda Dowlada Federaalka Soomaaliya ay kalsooni ku qabaan inay meesha ka saaraan Siyaasadda adage...
Muqdisho:Ciidamada Amniga oo gacanta ku dhigay koox Qorsheeneysay falal Argagixiso
Ciidamada Amniga oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Magaalada Muqdisho ayaa gacanta kusoo dhigay koox Al-shabaab ah oo ku howlanaa dilal iyo weeraro qorshaysan oo...
Wasiir Islow oo Denmark kula kulmay Wasiirada Arrimaha Dibadda iyo Socdaalka ee dalkaasi
Wasiirka Amniga ayaa warbixin ka siiyey madaxda Demark hormarka laga sameeyey dhinacyada dowlad wanaagga, amniga, socdaalka, Dukumentiyada safarka, caddaaladda, iyo la dagaalanka Musuqqa, wuxuuna...
DEGDEG: Guddoomiyihii Degmada Xamarweyne oo la sii daayey (Daawo Hadal uu jeediyey]
Guddoomiyihii degmada Xamarweyne ee Gobolka Banaadir Cumar Shariif Jeeg oo dhowaan shaqada laga joojiyey, lana xiray ayaa la sii daayey.
Sii deynta Guddoomiyaha Degmada Xamarweyne...
Dowlada Federalka oo warmurtiyeed ka soo saartay Shirka M/gobaleyada
Dawladda federaalka ee Soomaaliya ayaa maamul goboleedyada ku shirsan Kismaayo ku amartay in ay keenaan xisaab-celin ku aaddan “isticmaalka lacagaha dawladda dhexe ay u...
Degmada Jilib:Duqeyn lagu dilay sarkaal ka tirsan amniyaatka Al Shabaab oo ka dhacday
Wararka ka imaanaya degmada Jilib ee gobolka Jubbada Dhexe ayaa sheegaya in deegaan ku dhow degmada ay ka dhacday duqeyn diyaaradeed oo lala eegtay...
Somalia:Bangiga Adduunka oo 9 million ku maalgalinaya kaabayaasha dhaqaalaha
Dowladda Soomaaliya oo taageero ka heleyso Bangiga adduunka ayaa bilaabaysa mashruuc gacan weyn ka geysan doono kaabayaasha dhaqaalaha dalka Soomaaliya.
Magaca Mashruucaasi ayaa ah “SURP”,...
DAAWO MUWAADDIN U DHASHAY DALKA KGS OO SUAAL ADAG DULDHIGAY MUDANE FARKEETI
SWEDEN- MUWAADDIN U DHASHAY DALKA KOONFUR GALBEED SOOMAALIYA OO SUAAL ADAG DULDHIGAY WASIIRKII HORE MAALIYADA DOWLADA FADARAALKA SOOMAALIYA MUDANE FARKEETI,
HOOS KA DAAWO MUQAALKA
https://www.youtube.com/watch?v=2f-4-Yrwwz4
https://www.youtube.com/watch?v=6gKsf4z6yEs
Kismaayo:Wararkii ugu dambeeyay shirarka ka dhacaya J/land
Wararka aan ka heleyno magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in madaxda maamul goboleedyada ay kulamo gaar gaar ah ku yeesheen magaalada...
Daawo Xarunta Xanaanada Xoolaha Oo Laga Furey Degmada Xudur
Wasiirka wasaradda Xanaanada Xoolaha ee Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed Soomaaliya ayaa xariga ka jarey xaruunta xanaanada xoolaha ee Degmada Xuddur Xili xoola dhaqatada gobolka...
Muqdisho: maxuu ku saab sanaa shirka Safaarada Turkiga & Hay’ada Culimada Soomaaliyeed?
the U.N. Security Council will hold a meeting on Friday on the situation in Syria's Idlib province, where an expected government offensive could cause...