Sunday, April 20, 2025

Muqdisho:Xildhibaanada Baarlamaanka oo maanta ka doodaya Amniga 

Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Isniin ah yeelanaya kulankooda labaad ee kalfadhiga afaraad, iyadoo kulanka maanta looga hadlayo xaalada...

DAAWO KUDHAWAAD 5 MUSHARAX AYAA MAANTA SOO GAAREY MAGALADA BAYDHABO

KUDHAWAAD 5 MUSHARAX AYAA MAANTA SOO GAAREY MAGALADA BAYDHABO HOOS KA DAAWO MUQAALKA https://www.youtube.com/watch?v=CSErYz3PkEw

War xasaasi ah: Musharax oo ka degtay Baydhabo, iyadoo Walwal uusoo Wajahay Shariif Xasan

Magaalada Baydhabo ee Caasimadda kumeel gaarka ah ee Maamulka Koonfur Galbeed ayaa Saaka waxaa gaaray ilaa 7 Musharax oo u taagan xilka madaxweynimo ee...

Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo Wafti u diray dowlad goboleedyada

Wafdigii u horeeyay Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya u diro dowlad goboleedyada, si ay u baadigoobaan xalinta khilaafka dowladda Federaalka iyo dowlad goboleedyada...

Banaadir:howlgal lagu soo qabqabtay dadka sameeya Dukumiintiyada been abuurka

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho C/raxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa bogaadiyey howlgalka Ciidanka Booliska ku soo qabteen qaar ka mid ah dadkii...

Maxaad kala socotaa Shuruudo Cusub Oo Lagu Soo Rogay Dadka Qabanaya Xilalka Gobolada DDSI

26-kii bishii hore, waxaa meesha ka baxay inta badan maamulkii hore ee Dowlad Deegaanka Soomaalida ka dib markii ciidammada federaalka ay maamulka soo farageliyeen. Balse...

Muqdisho:Xildhibaan Boorow oo Gacan uga go’ay Qaraxii xalay & Railwasaraha & Masuuliyiin kale oo…

Ra’iisul Wasaaraha Somaliya Xasan Cali Khayre, Gudoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan iyo Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka Somaliya ,ayaa ku booqday Isbitaalka Digfeer...

Xildhibaan qoraal ka sameeyay Miisaaniyada Federaalka iyo Muranka Maamul Goboledyada

Xildhibaan Cabdirashiid Xiddig oo kamid ah mudanayaasha baarlamaanka Somalia ayaa qoraal turxan bixin ah ka sameeyay muranka dhanka miisaaniyadeed ee kadhex aloosan dowlada Somalia...

war xasaasi ah:Mahad Salad oo WEERAR culus ku qaaday MADAX goboleedyada

Xildhibaan Mahad Salaad ayaa aad u dhaliilay qoraalkii shalay kasoo baxay madaxda maamul goboleedyada ee ay shuruudaha ugu xireen wada-hadal ay la galaan madaxda...

Maxaad kala socotaa Wafuuda loo dirayo Maamul Goboleedyada

Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa soo saaray Liiska wafuuda u tagaya deegaanada maamul goboleedyada xasilinta khilaafka dowlad goboleedyada iyo dowladda...

Madaxda Eritrea & Itoobiya oo heshiis nabadeed ku saxiixaya magaalada Jeddah

Madaxda dalalka Itoobiya iyo Eritrea ayaa ka qeyb galaya shir nabadeed oo maalinta berri oo Axad ah ka dhici doona magaalada Jeddah ee Boqortooyada...

kulamo iska soo horjeeda oo ka socda Cadaado iyo Dhuusamareeb

Iyadoo shalay magaalada Cadaado ay gaareen wafdi ay hoggaaminayaan Madaxweyne kuxigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Carabey iyo Guddoomiyihii Baarlamaanka Galmudug ee xilka laga qaaday ayaa...

Boosaaso:Kooxo Hubeysan oo xalay ku dilay labo wiil dhalinyaro ah

Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso Gobolka Bari ayaa sheegaya in kooxo hubeysan ay xalay ku dileen labo wiil dhalinyaro saaxibo ah. Labada wiil oo lagu...

Daawo Baarlamaanka KG oo ku kala jabay go’anka uu Shariif ku hakiyay xiriirka Dowlada

Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah ee maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegaya in Xildhibaanada baarlamaanka maamulkaasi ay ku kala qeybsamen...

Topnews:Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay Musharaxiin Koofur Galbeed u

Kulankan oo saacado qaatay ayaa looga hadlay is bedel ka dhaca Koofur Galbeed iyo doorashada soo socota ee Madaxweynaha Koofur Galbeed oo dhici doonta...

deegaanka Mubaarak: ciidamada sida gaarka utababaran ayaa kawada qorshe aan horey loo arag

  Ciidamada Amniga ee sida gaarka u tababaran ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanka Mubaarak ee Gobolka Shabeellaha Hoose, waxaana howl galka kaddib ciidamada ay...

Madexweyne Maxamed Cabdullahi oo maanta ku sii jeeda magaalada Addis Ababa

Madaxweynaha dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta ku wajahan magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya. Safarka Madaxweyne Farmaajo ee Addis Ababa...

Sweden:Dhowr Soomaali ah oo ku Guuleystey Doorashad Dalkaas

Doorashadii dhawaan ka dhacdey dalka Sweden oo ka koobneyd heerarka kala duwan ee maamullada dowlada ee Federaal, gobol iyo deegaanba ayaa dadki ku tartamayey...

Cali Gacal Casir:Baarlamanka Galmudug oo maanta ka doodaya Mooshinka ka yaalla guddoomiye

Xildhibaanada Baarlamaanka maamulka Galmudug ayaa maanta waxay kulan ku yeelanayaan magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud, sida ay sheegeen mudanayaal ka tirsan baarlamaanka. Xildhibaanada ayaa...

Galmudug:Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug oo Mooshin laga gudbiyay

Wararka ka imanaya maamul goboleedka Galmudug ayaa sheegaya in mooshin ka dhan ah guddoomiyaha baarlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir loo gudbiyay Guddoomiye kuxigeenka Koowaad...

Stay connected

20,832FansLike
2,508FollowersFollow
14,700SubscribersSubscribe
- Advertisement -

Latest article

Labada Kuuriya oo dib u soo celiyey isticmaalka khadkii taleefoonada

Idalenews (INO)-Kuuriyada Woqooyi iyo Kuuriyada Koonfureed ayaa dib u soo celiyey isticmaalka isgaarsiinta ee khadka taleefoonada,iyagoo  isweydaarsaday wadahadaladoodii ugu horreeyay tan iyo...

Madaxwayne Farmaajo Iyo Wafdi uu hogaaminayo oo Addis ababa safar ugu baxay

Idalenews (INO) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mohamed Abdullahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka u u ambabaxay magaalada Addis Ababa...

Ra’iisul Wasaare Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u dhoofay dalka Qatar

idalenews (INO) Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa u dhoofay magaalada Doha ee dalka Qatar maanta...