Gobolka Hiiraan:Yuusuf Dabageed “Afar jeer ayaa la ii magacaabay,”waayo aragnimo badan ayaa…”
Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Xagar (Dabageed) ayaa sheegay in waayo aragnimo badan u leeyahay Gobolka, isagoo xusay in saddex jeer oo...
Daawo Ninkii Lagu Gubay Muqdisho oo La aasay iyo Dadweyne Ka Qeyb Galay
Daawo Ninkii Lagu Gubay Muqdisho oo La aasay iyo Dadweyne Ka Qeyb Galay
hoos ka daawo
https://www.youtube.com/watch?v=4mXjN2oVMC8
Somalia: IMF oo Rajadii ugu wanaagsaneyd ka Muujisay
Saraakiil ka socota hey’adda lacagta adduunka ee IMF, uuna hoggaaminayo Maxamed H. El-xage ayaa soo gabagabeeyey booqasho ay ku yimaadeen magaalada Nairobi September 15–20...
Madaxda Galmudug: Madaxweyne Farmaajo oo shir degdeg isugu yeeray
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa shir degdeg isugu yeeray madaxda kala irdhowday ee Dowlad Goboleedka Galmudug, si loo soo afjaro xaaladaha siyaasadeed iyo...
Muqdisho: Mas’uuliyiin oo cambaareeyay dil arxan darro ah oo ka dhacay
Mas’uuliyiin hore uu kamid yahay guddoomiyihii hore ee gobolka Banaadir Taabit Cabdi Maxamed ayaa cambaareeyay fal arxan darro ah oo loo geystey mid kamid...
General Bariise ayaa kueedeeyay qaar kamid ah mas’uuliyiinta dalka inay ku lug leeyihiin amni...
Taliyaha Hoggaanka Waaxda Canshuuraha ee Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Janeraal cabdullaahi Xasan Bariise ayaa ku eedeeyay qaar kamid ah mas’uuliyiinta dalka inay ku lug leeyihiin...
Culimada Somaliland oo ka jawaabay xeer diinta Islamka ka hor imaanayo oo la ansixiyey
Ujeedo: Bayaan Culimo (Gefafka iyo khaladaadka diineed ee ku jira xeerka kufsiga ee
Lr78 / 2018).
Inaga oo ah ummad Islam oo jecel sharciga ilaahay kana...
DAAWO SHACABKA DEGAANKA AADAN YABAALE OO WERAR KU QAADAY NABAD DIIDKA
AADAN ADALE SHACABKA DEGAANKA AADAN YABAALE OO WERAR KU QAADAY NABAD DIIDKA
HOOS KA DAAWO MUQAALKA
https://www.youtube.com/watch?v=fx2IGSATSSE&feature=youtu.be
Muqdisho:Faahfaahin ka soo baxaysa askari lagu diley saaka magaalada
Mid ka mid ah ciidamada dowlada saaka lagu diley degmada Xamar Jajab ee magaalada Muqdisho iyadoo dadkii ka dambeeyay dilka askarigana ay baxsadeen.
Dad goobjoogayaal...
DAAWO Wefdi Uu Hoggaaminayo Wasiirka Wasarada Waxbarashada Hidaha Iyo Tacliinta Sare oo Gaarey...
Wefdi Uu Hoggaaminayo Wasiirka Wasarada Waxbarashada Hidaha Iyo Tacliinta Sare Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa Safar Loogu Kuurgalayo Xaalada Waxbarashada Degmada Diinsoor Ku Gaarey...
Koofur Galbeed:C/llaahi Sh. Xasan “Dowladda Federaalka wax ka quseyo ma jiraan doorashada Maamulka”
Wasiirka Dastuurka Maamulka Koofur Galbeed C/llaahi Sheekh Xasan ayaa si kulul uga jawaabay war saxaafadeed maalmo ka hor ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha...
Muqdisho:Ciidamada NISA oo qabtay xubno ka tirsan Amniyaadka Al-Shabaab
Ciidamada Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka ayaa howlgal ay ka sameeyeen magaalada Muqdisho waxay ku qabteen xubno ka tirsan Amniyaadka Al-Shabaab.
Sida lagu qoray bogga Twitter-ka...
M/Hirshabeelle oo ku dhawaaqay inuu heshiis la galay dowladda Federaalka
Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa ku dhawaaqay inuu heshiis la galay dowladda Federaalka, kaddib wada hadalo maalmihii la soo dhaafay ka socday magaalada...
Muqdisho:shirka Xildhibaanada oo malintii labaad Galay
Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maalintii labaad ka doodaya Amniga magaalada Muqdisho, kaddib markii maalintii shalay ay dood xasaasi ah ka yeesheen...
War xasaasi ah: Dalka hubka sharci darada loosoo mariyo Somalia
Warbixin uu baahiyay Radio France International ayaa lagu sheegay in dalka Jabuuti oo Soomaaliya daris la ah uu soo maro hub lagu tilmaamay inuu...
Gobolka Gedo:Wararkii ugu dambeeyay dagaal ka dhacay
Faah faahin ayaa ka soo baxaya dagaal ka dhacay deegaan 60KM u jira degmada Doolow ee Gobolka Gedo, kaddib markii ciidanka daraawiishta Jubbaland ay...
Soomaaliya:Ciidamo Nabad Ilaalin u diraya Koofurta Sudan
Urur Goboleedka IGAD ayaa shaaca ka qaaday in Ciidamo ka socda ka socda dalka Gobolka oo Nabad Ilaalin loo dirayo dalka Koofurta Sudan, si...
Dalka Australia:Gabar Somali ah oo ku Luqeysay Heeso ay ku taageereyso Daacish oo Maxkamad...
Seynab C/Raxmaan Khaliif oo ah Gabar Soomaali ah ayaa ka soo muuqatay Maxkamad ku taalla Dalka Australia kaddib markii lagu soo eedeeyay in ay...
Mr.Kheyre “Waa la soo dhaafay waqtigii la dhihi jiray Ajaaniibta ha u kala gar-qaato...
Riul Wasaare Kheyre ayaa sheegay inay soo dhoweynayaan in wax walba oo tabasho siyaasadeed ah in laga tanaasulo, iyadoo loo daneynayo dadka Soomaaliyeed ee...
Eng. Yariisow ayaa ugu baaqay Madaxda Maamul goboleedyada inay aqbalaan shirkii Madaxweynaha Qaranka
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho C/raxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yariisow) ayaa ugu baaqay Madaxda Maamul goboleedyada inay aqbalaan shirkii Madaxweyne Farmaajo uu isugu...