Baaqaan beesha sharafta leh Ummatu Dacwa ay imikadan soo saartay Shariif Maxamed oo labaduba hankoodu yahay inay gacanta ku dhigaan kursiga gudoonka baarlamanka federaalka Jamhuuriyadda Soomaaliya.
Dacwa ee uu ka dhashay Shariif Xasan Shiikh Aadanoo ayaa shir jaraa’id goor dhow qabatay, waxaay ay si xaqsoor leh uga digeen khatarta ka dhallan kadha iskudayada awood marooqsiga guud ahaan Koonfurta Soomaaliya kuraasta ka dhaxaysa ay wadaan Shariif Xasan iyo walaalkii, kuwaaso sida muuqanaysa u soo xaydxaytay inay awoodaha ummaddo dhami isku koobaan qudhooda.
Wararkeyna dambi kalasoco waxii ka soo kordho