Xudur ( INO)-Isu soo baxani ballaaran ayaa maanta waxa uu ka dhacay degmada Xudur ee Gobolka Bakool.
Banaabaxani oo uu soo qaban qaabiyay Maamulka Gobolka Bakool ayaa lagu taageerayay go’ankii shirka madasha wadatashiga Qaran ka soo baxay.
Halkan Ka Dhageyso
Masuuliyiinta Dowlada Koofur Galbeed ayaa iyagu aad ugu ololeynayay hanaanka 4.5 ee awood qeybsiga beelaha Soomaaliyeed kaas oo hadda dib loo go’aansaday mar kale.
Si kastaba go’aanka shirka madasha wadatashiga Qaran ka soo baxay ayaa waxaa ka soo horjeestay maamulka Puntland oo kaliya halka dhammaan maamullada kale ay soo dhaweeyeen.
Idale News Online, Xuur