Daawo:Axmed Madoobe oo Kenya u sheegay in ay Xirto Xadka Soomaaliya ay la wadaagto

0
200

Kismaayo (INO)-:Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe oo ka hadlayay Maanta Magaalada Kismaayo ayaa sheegay in la Adkeenayo Xadka ay Soomaaliya la wadaagto Kenya.


Axmed Madoobe ayaa Kenya ka Dalbaday in la Xiro Xadka Soomaaliya iyo kenya  u dhaxeeyo islamarkaana ay sameyso baro Cayiman oo laga Galo Kenya.

Hadalkaan ayaa waxaa uu Wal wal galiyay Soomaali badan oo Wax kabarta Gudaha Dalka Kenya,iyagoona u Arka Hadalka Axmed Madoobe Mid Kenya ay ku Baneeysaneyso Dhulka Soomaaliya ay ka  haysato.

Idale News Online, Kimaayo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here