Aqriso:Tirada Dadkii U Dhintey Shuban Biyood, Gaajo iyo Haraad Ee Koonfur Galbeed Tan yo 20/12/2016 – 5/3/2017.

0
199
Baydhabo(INO)- Aqristiyaasha Sharafta leh waxaan idin soo gudbineyana tira koob hordhac ah oo ay sameeysay shabakada wararka idale News Online  oo ay ku sameeysay tirada dadkii u dhintey Cudurka Shuban biyoodka , Gaajo iyo Haraad ee Koonfur Galbeed Somalia tan iyo 20/12/2016   – 5/3/2017.

Halkan Ka Aqriso

Idale News Online waxay kaashaneysay dad goob Jogiyaal ah.