Aqriso:Qodobbadii ay Maanta ku heshiiyeen Hoggaanka Maamullada Galmudug iyo Puntland

0
174

Galkacyo(INO) — Maamullada Galmudug iyo Puntland oo Wada-hadal ku yeeshay maanta Magaalada Gaalkacyo ayaa ku Heshiiyay in sida ugu dhaqsiyaha badan loo dhaqan-galiyo Heshiiskii labada Madaxweyne ay 01-dii bishii November ee Sannadkan 2016-ka ku kala saxiixday Magaalada Abu Dubai ee Dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta.

Wadhadalkan oo ay gar-wadeen ka ahaa; RW Somalia Cumar C/rashiid Cali Shar’make iyo Wakiilka QM ee Somalia Danjire Michael Keating ayaa la isku raacay in si Wadajir looga wada-shaqeeyo nabadda Gobalka Mudug.

Haddaba, AKHRISO Qodobbada Heshiiska ay Gaareen Puntland iyo Galmudug;