Aqriso: Waxqabadka iyo Hiigsiga 5 Wasaaradood Ee Koonfur Galbeed Soomaaliya.

0
211

Qoraalkani waa warbixin kooban oo laga diyaariyay waxqabadka shan (5) Wasaaradood oo ka mid ah Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya (KGS). Warbixintan waxaa laga soo aruuriyay wasiirada, iyo shaqaalaha kale ee wasaaraddaha.

Ujeedada laga leeyahay warbixintani waa in shacabka KGS loo soo bandhigohowlaha ay qabteen wasaaraddaha mudadii ay jireen iyo waxyaalaha ugu muhiimsan oo u qorsheysan sannadaha soo socda.

Haddaba waxaan idin soo gudbineynaa warbixin kooban oo ku saabsan waxqabadka wasaaraddaha hoos ku qoran: