Aqriso: Suldaanka Beesha Galadi Oo Sheegey In Baydhabo La Keeney Ergo Been Abuur Ah

0
306

Baydhabo(INO)- Suldaanka Guud Ee Beesha Galadi Suldaan Cismaan Suldaan Axmed Suldaan Sheekh Cabdi, Ergo uu Gudbiyey Gudiga Doorasha Koonfur Galbeed Soomaaliya Ayaa La Bedley.

Waxuuna Sheegey in Baydhabo la Keeney Ergo Been abuuur ah oo uusan ogeyn. Sidoo kale Suldaanka Guud Ee Beelaha Galadi ayaa Baaq U direy Gudiga Doorashada KGS.

Ugu dambeyntii, waxa Maata Ergada Beesha Galadi Ku Sii Jeedey Baydhabo Isku Leeysey Afaafka hore Garoonka Diyaaraha Magaalada Muqdisho, ka dib markii ergo horey la soo qorey, xaley Xili dambe la bedeley, Bagaangado ayey iskula tageen Dagaalkaas, Wax Khasaro ah Ma Jiro.

Halkan Ka Aqriso

beesha-galadi