Baydhabo(INO)- Madaxweynaha Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Shariif Xasan Sheekh Aaden ayaa magaacwey 7 xubnood oo ka kooban adeega garsoorka Dowlada Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya.
Halkan Ka Daawo Sawiradda
Idale News Online, Baydhabo