Aqriso: Liiska dooda musharaxiinta madaxweyne iyo sida la isugu aadiyey

0
197

Muqdisho (INO) – Dib u xusuuso xogtii gaarka ahayd ee ay Caasimada Online shaaca ka qaaday labadii bishan ee ku saabsaneyd inDoodii musharaxiinta madaxweynaha Soomaaliya ee horey loo sheegay in la joojiyey gebigeedb dib loo soo nooleeyey. Halkan ka aqri warkeenii hore.

Waxaa hadad si rasmi ah uu guddiga doorashada ugu dhawaaqay in dooda ay dhaceyso ay dhaceyso maanta kadib heshiis dhex maray musharaxiinta mucaaradka iyo guddiga doorashada.

Guddiga ayaa sidoo kale soo saaray liiska musharaxiinta iyo sida loogu kala qeybiyey labada qeyb ee dooddan ay ka kooban tahay.

Hoos ka aqri liiska.