Aqriso: Jubbaland “Ma Aqbaleyno In Wax Laga Bedalo Heshiiskii Muqdisho”

0
348

Kismaayo(INO)-War-saxaafadeed kasoo baxay maamulka Jubbaland ayaa looga soo horjeestay in wax ka bedal lagu sameeyo heshiiskii magaalada Muqdisho ay ku gaareen madasha wadatashiga Qaran kaasi oo ku saabsan doorashooyinka dalka ka dhacay.

Jubbaland ayaa sheegtay in marnaba aysan aqbali doonin wax ka dhimis ama ku daris heshiiskaasi.

Qoraalka ayaa lagu yiri: Dowlad goboleedka Jubbaland ma ogola mana aqbalayso in qodobo cusub lagu soo daro heshiiskii Muqdisho, islamarkaana dowlad goboleedka Jubbaland ma qaadeyso mas’uuliyadda cawaaqibibta ka dhalata arrinkaasi.

Hoos ka akhri War-saxaafadeedka Jubbland

Jubba1

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Idale News Online, Kismaayo

Nagala Soo Xariir Email: Idalenewsonline@gmail.com Baydhabo Janaay