Muqdisho(INO)– Guddoomiyaha Baarlmaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa maanta soo saaray magacyada guddiga Ilaalinta Anshaxa iyo asluub-wanaagga iyo Bedqabka Geeddisocodka Doorashada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.
Guddigan oo ka kooba 9 xubnood ka akhriso halkan hoose: