Jowhar(INO) – Madaxweynaha Hirshabeelle Cali C/laahi Cosoble ayaa goor dhow magacaabay Golaha Wasiirada Maamulka Hirshabeelle oo in mudo ah laga sugayay, maadaama waqti dheer loo siiyay in uu ku soo magacaabo.
Madaxweynaha ayaa soo magacaabay 23 Wasiir, 23 Wasiir ku xigeen iyo 6 Wasiiru Dowle, sida ku cad warqad ka soo baxday xafiiskiisa.
Gollaha wasirada lagu dhawaaqay ayaa intooda badan ah xildhibaanno ka tirsan maamulka Hirshabeelle
Hoos ka Akhriso liiska oo dhameystiran: