Aqriso: Faysal Digir Oo Loo Magacaawey Taliyaha Hay’ada Nabad Sugida Ee Degmada Buurhakaba Ee gobolka Bay

0
178

Baydhabo(INO)- Dowlada Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Magacowdey Taliyaha Nabad Sugida Degmada Buurhakaba Ee Gobolka Bay.

UJEEDO: MAGACAABIS

Feb, 15,2016kunasaabsanMagacaabidTaliyahaHSNQ Ee(Deg. Buurhakaba) GobalkaBaay, KoonfurGalbeedSoomaliya.

TALIYAHA HSNQ – QAYBTA KOONFUR GALBEED – Somalia

Markuu latashadey: Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Soomaliya iyo Waiirka Amniga Dowladda Koonfur Galbeed Soomaliya.

Markuu Tixgeliyey: Ahmiyadda ay u leedahay Dowlad Goboleedka in Amniga guud la sugo si xasilooni iyo deganaasho loo helo;

Markuu Arkey: In Baahi loo qabo buuxinta jagada Taliyah ciidanka Nabadsugida  Degmada Buurhakaba ee G/baay.

Markuu ka Fiirsadey: Kartadiisa iyo Aqoonta ee uleeyahay Hawlgalada iyo Arrimaha amniga ee Quseeya HSNQ;

Markuu ku Qancay: In uu hanan karo Xilkaan loo Magacaabey;

          TALIYAHA QAYBTA WUXUU GO’ANSADEY

In, laga bilaabo taariikhda manta uu ahaado Mudane : Feysal Cabduqaadir Xasan(Feysal Digir)TALIYAHA HSNQ  Degmada Buurhakaba  G/Bay Dowlada Koonfur Galbeed Soomaliya.

WADASHAQEYN  WACAN

Mudane Ali Abdullahi Isaaq

Taliyaha HSNQ – Qaybta Koonfur Galbeed Soomaliya

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here