Aqrio: Beesha Eelaay/Naasiye Oo Xilka Ka Qaadey Malaaq Maaney Isaaq Oo Lagu Eedayey Arimo Badan

0
315
Baydhabo(INO)- Ugaasyada, Samadoonada iyo Malaaqyada Beesha Eelaay/ Naasiye oo Xilka Qaadey Malaaq Maanay Isaaq oo ay ku eedayeen Arimo Badan oo ay ka mid yihiin Musuq Maasuq, Wax isdaba marin iyo Cadaalad Daro uu ku dhex sameeyey Gudaha Beesha Sida lagu sheegey Wax ka soo Baxay Waxgaradka Beeshan.
Halkan Ka Aqriso