Apply Now: 7 Shaqo Oo Ka Banaan Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya

0
395

 

side_imageJob
Baydhabo(INO)-Guddiga Shaqaalaha Raydka waxaa loo aasaasay inuu kormeero habsami usocodka shaqada ee shaqaalaha rayidka dowlladda Koonfurgalbeed ISWA. Wareegto lagu dhisayo gudiga ayuu Madaxweynuhu soo saaray 9-kii Luulyo 2015.Shaqooyin kala duwan ayaa ka banaan Guddiga Shaqaalaha Raydka ah, shaqooyinkaasi waa kuwa hoos ku xusan, sii guji Ciwaanka shaqada si aad xog dheeraada u hesho:

Position Title
Gudoomiyaha Gudiga Shaqaalaha Rayidka
Karaaniga Xiriirada iyo Diiwaanada
Karaaniga Xiriirada iyo Diiwaanada (Policy)
Personal Files Clerk
Agaasimaha Siyaasadda, Diiwaanka iyo Ilaalinta Mudnaanta
Agaasimaha Waaxda Iskuduwidda Shaqaaleynta
Correspondence and Records Clerk (Policy) – Baidoa
Personal Files Clerk – Baidoa
Director of Recruitment Coordination – Biadoa
Director of Policy, Records and Merit Protection – Biadoa
Deputy Civil Service Commissioner (Two Positions) – Biadoa
Civil Service Commissioner (CSC) – Baidaio

 

Sida Loo soo codsan Karo:

Dadka daneynaya waa inay u soo diraan codsiyadooda Abdullahi Hamud, Maamulaha Sirius Development Solutions (SiDeSol) – SiDeSol2@hotmail.com ugu dambeyn 10th November 2015. Codsi kastaa waa inuu kujiraa Taariikh Nololeed (CV) hadda ah iyo seddex qofood oo aad kaa warbixin kara, warqad codsi oo sheegeysa Tayadaada iyo Aqoontaada. Waxaa intaas sii dheer nuqul kamid ah Baasaboorkaaga oo aan dhacsanayn uu lagu soo dirayo qaabka PDF. Codsi aan intaas kor ku xusan ku dhammayn lama tixgelin doono.

 

Keliya dadka kusoo baxa liistada yar (shortlist) ayaa lala soo xiriiri doonaa.

 

Idale News Online, Xafiiska Baydhabo

Email: Idalenewsonline@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here