Al-Shabaab oo shegatay Masulyiada werar lagu qaaday Axmed Madobe

0
190

Ururka Al-shaab ee kadagaalama qaybo kamid ah gobolada Soomaliya ayaa goor dhawayd sheegay in ay weerar ku qaaden Madaxwaynaha Maamulka Jubba Axmed Madoobe.

War qoraal ah oo lasoo dhigay barta Twitterka Alshabaab ee Lagu magacaabo XSHM ayaa lagu sheegay in Ururkaasi bartanka Kismaayo ku weerareen Hogaanka ugu sareeyay Maamulka Jubba islamarkaana ay dileen tobaneeyo katirsan Ciidamada ilaaliya iyo waliba Saraakil.

Warka kasoo baxay Al Shabaab waxaa lagu xaqiijiyay dhaawaca Axmed Madoobe balse laguma sheegin nooca dhaawaciisa in uu fududyahay iyo in uu culusyahay.

Axmed Madoobe oo saxaafada isna kasoo muuqday kadib markii uu dhacay weerar kaasi ayaa dhankiisa cadeeyay in aysan waxna kasoo gaarin weerarka Al-shabaab ay ku soo qaaden .

Idale News Muqdisho