AKhriso: Xildhibaan Dhagacade Oo Loo Magacaawey La taliyaha Madaxweynaha KGS Arimaha Nabad Galiyada

0
227

Baydhabo(INO)-Wareegto Ka Soo baxdey xafiiska Madaxweynaha Dowlada koonfur Galbeed Soomaaliya Ayaa Siyaasiga Ahna Xildhibaan ka tirsan Baarlamanka Soomaaliya  Cabdiqaadir Axmed Dhagacade Looga Magacaawey la Taliyaha arimaha Nabad galiyada Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan.

Xildhibaan Cabdi Qaadir Dhagacade , Wuxu door weyn ka soo qaatey dhisida maamulka Seddexda Gobolka Ee Koonfur galbeed Soomaaliya, isla markaana waxa uu soo noqodey Safiika maamulkii RRA Ee dalka Itoobiya.

Halkan Ka Akhriso.

CabdulqaadrCabdulqaadr (1)

 


Idale Newss online, Xafiiska Baydhabo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here