Akhriso: Mooshinka Kalsooni kala noqoshada Golaha Wasiirada Jubbaland

0
213

Xildhibaanada Baarlamaanka dowlad goboleedka Jubbaland ayaa mooshin kalsooni kala noqosho Golaha Wasiirada u gudbiyay Guddoonka Baarlamaanka, iyagoo ku eedeeyay waxqabad la’aan, amniga oo wax laga qaban waayay iyo qodobo kale.

Qoraal ay ku saxiixnaayeen illaa sodomeeyo Xildhibaano ayaa lagu sheegay Mooshinka Kalsooni kala noqoshada uu yahay mid wadar ahaan oo aan kali kali aheyn.

Halkan hoose ka akhriso Qoraalka Mooshinka