Akhriso GalMudug oo si rasmi ah u soo gudbisey 8da xubnood ee Aqalka Sare ee dowlada federaalka

0
204

Cadaado (INO) -Maamul goboleedka Galmudug ayaa ku dhowaaqay xubnaha Aqalka Sare iyadoo soo bandhigtay liis ka kooban 19 musharax oo 4 ka mid ah ay yihiin haween.  Liiska musharixiinta Aqalka Sare ayaa waxaa ka mid ah mas’uuliyiin hore xilal ugaga soo qabtay dowlada, xubnahan ayaa waxaa ka mid ah   Jeneraal Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid oo ahaa Madaxweynihii hore ee Galmudug,Wasiir hore  Cabdsamad Macalin Maxamuud.

Halkan ka Aqriso Liiska Musharixiinta Aqalka Sare ee Baarlamaanka.

liiska-galmudug