Akhriso: Dowladda KGS Oo Si Rasmi Ah U Aqoonsatey Ururka Horumarinta Xoolaha Koonfur Galbeed Ee SOWELDA

0
233

Baydhabo(INO)-Wasaaradda Xanaanadda Xoolaha dhirTa iyo Daaqa ee Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Si rasmi ah u Aqoonsatey Ururka Horumarinta Xoolaha Ee Koonfur Galbeed Soomaaliya Ee SOWELDA.

Ururkan Oo ay ku Buhooween, Dhalanyaro Da’yar ah isla markaana Bartey Cilmiga Xanaanadda Xoolaha iyo weliba Kuwo kale oo Dhigta Kuliyadda Xanaanadda Xoolaha  Jaamacadaha Ku yaalla Dalka Iyo dibadda intuba.

Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa ee Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya  Mudane Madoobe Nuunow Maxamed ayaa aad ugu riyaaqey Ururka SOWELDA oo Garwadeen ka ah Takhaatiir da’yar ah isla markaana u taagan daryeelka  iyo Daaweynta Guud ee Xoolaha Ku nool Degaanadda Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Halkan Ka Akhriso Warqadda Aqoonsiga

URURKA SOWELDA EE KGS Idale News Online, Baydhabo SOWELDA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here