Kismaayo(INO)-Dhaartii Baarlamaanka Jubbaland kadib waxaa la doortay Gudoomiye Baarlamaanka oo KMG ah,Waxaana lagu doortay Cod buux,kadib markii la tartansiiyey ilaa 3 qof oo kale,iyadoo inta ayna doorashadu dhicin la akhriyey Taariikjhda Sh Cabdi oo kooban dadkuna ay ku qanceen .
Afhayeenka Baarlamaanka Jubbaland,ayaa loo doortay Nin lagu magacaabo Sh Cabdi Yusuf wuxuuna ku jiray Sh Cabdi Baarlamaakii Dowladii Sh Shariif,Sh Cabdi ayaa ah nin Oday Xilal kala duwan ka soo qabtay Dowladihii Soomaalida,sidoo kale wuxu xilal kala duwan ka soo qabtay Dowladii Soomaaliya ee Maxamed Siyaad barre isagoo mar ajhaa isku duwaha Hay’adii qoxootiga Qaranka Soomaaliya heer gobol.
Sh Cabdi Yusuf oo ka soo jeeda Beesha Ogadeen “Cawliyahan”ayaa mudooyinkii danbe ku sugna Magaalada Kismaayo,isagoo horay aan loo sii sheegin in xilkas uu u tartmayao,waxayn ataasi ku tusaysaa in wax badan horey looga sii shaqeeyey.
Idale News Online, Kismaayo.