Dhageyso: Madaxweynaha Dowlada Somalia Xasan Sheekh oo ka qeybgaley xiritaanka Kalfadhigii 2aad ee Barlamaanka iyo Xildhibaanada oo Fasax 3 Bilood ah Galey

0
178

Madaxeynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa ka qeybgaley munaasabadii xiritaanka kalfadhigii 2aad ee golaha Shacabka Soomaaliya oo lagu qabtey xarunta gaadiidka Booliiska ee degmada Cabdicasiis ee magaalada Muqdisho.

Madaxweyne Xasan Sheekh oo qudbadiisa ay dhinacyo badan taabaneysa ayaa ku dheeraaday in dadka Soomaaliyeed ay iyagu tashadaan oo ay meel iska dhigaan xasuusta fog ee dhibaatadii 23dii sano ee dowlad la’aanta dalku keentay isbedelkeeda is cafis iyo sidii dowladnimadii Somalia ka burburtey loo yagleelo.

Dhageyso Madaxeynaha oo qudbad dheer ka geediyey fadhigii golaha shacabka oo ay ka soo qeybgaleen masuuliyeen isugu jirta Wasiirka Arimaha diinta iyo Awqaafka Jabuuti, gudoomiyeyaasha barlamaanka Maamul Goboleedyada Galmudug iyo Puntland iyo xubno sare oo kale

[audio:http://saadaalnews.com/wp-content/uploads/2013/06/Madaxweynaha-Somaliya-Xasan-Sheikh-Mohamed-Oo-Soo-Xiray-fadhiga-Baarlamaanka-.mp3]

Idale News ONline