war xasasi ah:Mike Pompeo oo Safar horey aan loo shaacinin ku tagay Kuuriyada Waqooyi lana kulmay Kim Jong Un

0
191

Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee dalka Maraykanka sidoo kale ahaa Madaxa CIA Mike Pompeo ayaa la ogaaday in booqasho qarsoodi ah ku tagay dalka Waqooyiga Kuuriya horaantii bishan.

Mike Pompeo ayaa kulan qarsoodi ah  la yeeshay Madaxweynaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong Un, waxa ayna kawada hadleen shirweyne la filayo in ay yeeshaan Hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi iyo Madaxweynaha Mareykanka.