Tuesday, April 22, 2025
Home Idale Somali News Update Bariga Afrika:Xaaladda Qaxootiga Soomaaliyeed oo laga shiraayo

Bariga Afrika:Xaaladda Qaxootiga Soomaaliyeed oo laga shiraayo

0
193

Kulankan ayaa diiradda lagu saari donaa sidii wax loogu qaban lahaa Hal Milyan oo Qaxooti Soomaaliyeed ah oo ku nool geeska Afrika, gaar ahaan Xeryaha Kenya.

Bayaan kasoo baxay IGAD ayaa lagu sheegay in shirka Maanta ka furmaya Magaalada Nairobi laga soo saari doono qorsha cad oo wax loogu qabanayo Qaxootiga Soomaaliyeed iyo sidii wax loogu qaban lahaa.