Deg deg: Wasiirka howlaha guud guriyeenta iyo dib u dhiska Eng Sadiq Cabdullahi Cabdi ayaa manta Sagootiyay Waftigii uu hogaaminaaye ee ka Socday Dalka Turkia

0
185

Wafdigii balaaran uu hogaaminaaye Wasiir Howlaha guud iyo dib u dhiskadhiska Eng Sadiq Cabdullahi Cabdi iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka Ku sogootiyay  garoonka diyaaradaha Aadan cadde ee magaalada Muqdisho, iyagoo ku sii jeeda dalka Turkia , kuwaa soo 3 maalin howla shaqo Ku joogeen wadanka somalia .

Ujeed koodana sida uu Sheegay  wasiirka howlaha guud Eng sadiq cabdullahi Cabdi Sidan soo socoto.

1- kis maayu Mashaariic waween in ay kafuraan sida iskuula ,isbitaala ama madarasooyin Quraan

2. In ay mataaneeyaan kismaayu iyo Antaliya Dalka Turkish

3- Ciyaartoyda LlBB jeenyo is heerkooda sare u qaadaan madaamaa ay u ciyaaraan Wasaradda Howlaha Guud Dib udhiska.

4. Kaabayaasha dhaqaale in aay dib u furaan si shaqa abuuraa ay aga helaan dhalinyaradda soomaliyeed .

5. Sharciya Howlaha guud dib u dhiska inin ay kala shaqeeyaan hab Maamul iyo heer Federal

Mahadsanidiin