Madaxweyne Farmaajo oo kulan kula jira Saraakiil ka tirsan Ciidamada xoogga

0
237

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed ayaa hadda Wasaaradda Gaashaandhiga kulan kula leh Saraakiil ka tirsan Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed.

Sida ay inoo xaqiijiyeen Saraakiil ka tirsan Ciidamada xoogga kulanka waxaa looga hadlaaya dardar gelinta howlaha Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo sidoo kale dagaalka Al-Shabaab.

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa horay u sheegay in Saraakiisha ciidamada dowladda laga doonaayo in ay isku diyaariyaan howlgal ka dhan ah Al-Shabaab.